Jabra

Jabra Horumar aan sameynee ii
Hura fallow doo
Horu Socodka Muujiya
Hami aynu Gaarnee

"Guddiga Doorashoyinka  Dalka fasax uma heystaan in ay ka howl galan Puntland”. Wasaarada Arimaha Guddaha Puntland.
23/02/2026

"Guddiga Doorashoyinka Dalka fasax uma heystaan in ay ka howl galan Puntland”. Wasaarada Arimaha Guddaha Puntland.

19/02/2026

Qolada saxuurta weeye

19/02/2026

Shirkii oo bilaamay maanta

Taliyihii h**e ee Sirdoonka Qaranka, Cabdillaahi Sanbalooshe ayaa ka soo muuqday safka dowladd ee wada-hadalka kula jira...
19/02/2026

Taliyihii h**e ee Sirdoonka Qaranka, Cabdillaahi Sanbalooshe ayaa ka soo muuqday safka dowladd ee wada-hadalka kula jira Golaha Mustaqbalka — qaabka & xilkiisu ma cadda.

19/02/2026

Villa Somalia

13/02/2026

Hal gabar ama wiil deriska ama saaxibo tihiin soo qabo
Comente

13/02/2026
DEG DEG: Madaxweynihii h**e Sheekh Shariif oo isna u socday Hoteelka ay deganyihiin Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa l...
12/02/2026

DEG DEG: Madaxweynihii h**e Sheekh Shariif oo isna u socday Hoteelka ay deganyihiin Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ayaa laga celiyay ilinka Garoonka Aadan Cade.

Shariifka, Rooble iyo Mas’uuliyiin kale ayaa hada iskugu imaan doona kulan gaar ah oo ka dhici doona guriga Madaxweynihii h**e kaas oo looga arrinsanayo arrinta soo korortay.

12/02/2026

Quruxda Villa Somalia,

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska

12/02/2026

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo gabadhiisa yar u diyaarinaya inay badasho
Faahfaahinta ka eeg qeybta faalada (comment)

Address

Boosaaso
123

Telephone

+252906760640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jabra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jabra:

Share