Lebis Fashion Tailor

Lebis Fashion Tailor Dawaarka Labis waxad ka helaysa dhamaan dharka ragga oo si heer sare ah lagugu tolayo.

Lebis Fashion Tailor , ramadan mubarak , kaalay ka tolo , ilmahagana uga tol dhar tayo leh o ad ku iidaan. Location: Ka ...
07/04/2023

Lebis Fashion Tailor , ramadan mubarak , kaalay ka tolo , ilmahagana uga tol dhar tayo leh o ad ku iidaan.
Location: Ka so horjedka hotel Oslo Borama
Faahfahin : wac numberkan 634542222

Juma wanagsan dhamaan macmiilka Lebis Tailor Borama. La xidhiidh mar walba 634542222Oslo Hotel Ka so hor jeedkisa .
23/02/2023

Juma wanagsan dhamaan macmiilka Lebis Tailor Borama.
La xidhiidh mar walba 634542222
Oslo Hotel Ka so hor jeedkisa .

Ku soo dhawow Lebis Tailor Borama ka soo horjeedka Hotel Oslo. Dhaman waxad ka tolan kartaa dharka noocyadooda kla duwan...
15/02/2023

Ku soo dhawow Lebis Tailor Borama ka soo horjeedka Hotel Oslo.

Dhaman waxad ka tolan kartaa dharka noocyadooda kla duwan.

Waxaa kugu diyaara shaqaale xirfadle ah o si hab-sare ah kugu tolaya kolba dharka ad u baahato.

Lebis kaalay o ka lebiso
Laxidhiidh faah faahin :
634542222

Lebis Fashion Tailor Borama waxa u kugu bushaarayna in u ku keenay dhar cusub . Fadlan kalay ka tolo, una tol ehelkaga i...
13/12/2022

Lebis Fashion Tailor Borama waxa u kugu bushaarayna in u ku keenay dhar cusub . Fadlan kalay ka tolo, una tol ehelkaga iyo asxaabtada .
.
La xidhiidh
#634542222

Kaalay waalid ilmahaga uga tol dharki dugsiga ay ku gali lahayeen sanad dugsiyeedkan 2022-2023 Lebis Fashion Tailor Bora...
25/07/2022

Kaalay waalid ilmahaga uga tol dharki dugsiga ay ku gali lahayeen sanad dugsiyeedkan 2022-2023 Lebis Fashion Tailor Borama

Waxa macmiil la gaadhay waqtigii aad ilmahaga uga toli lahayd Lebis Fashion Tailor dharkii ay ilmahagu dugsiga ama schoo...
22/07/2022

Waxa macmiil la gaadhay waqtigii aad ilmahaga uga toli lahayd Lebis Fashion Tailor dharkii ay ilmahagu dugsiga ama school ka sanad dugsiyeedka bilaab maya kugu gali lahayeen.

Hadaba booqo goobtu wa Hotel Oslo ka soo horjeedkeeda .

Ama la xidhiidh
Tell: 634542222

Lebis waxay kugu lebisi kartaa lebis qurxoon.
26/01/2022

Lebis waxay kugu lebisi kartaa lebis qurxoon.

Lebis Fashion Tailor  Waa guulaysteen
01/01/2022

Lebis Fashion Tailor Waa guulaysteen

Ramadaan mubaarak , Lebis super garment Tailor waxa ramadanta ad ka tolan karti dharki khamiisyada , shaadhadka, Pakista...
27/04/2021

Ramadaan mubaarak , Lebis super garment Tailor waxa ramadanta ad ka tolan karti dharki khamiisyada , shaadhadka, Pakistani ga, sarawiisha , Safariga iyo waliba dharki caruurta nooc walba . ha moogaan Lebis wuxu ka soo horjeeda Oslo Hotel Borama la xidhiidh 634542222

Ka tolo , kuna lebiso design kast o aad uga baahato Lebis Tailor Borama . La xidhiidh faah faahin 634542222 ka so horjee...
10/02/2021

Ka tolo , kuna lebiso design kast o aad uga baahato Lebis Tailor Borama . La xidhiidh faah faahin 634542222 ka so horjeedka Oslo Hotel Borama

Kusoo dhawowo macmiil Lebis , oo ka labiso , cidkastana uga labis .
21/01/2021

Kusoo dhawowo macmiil Lebis , oo ka labiso , cidkastana uga labis .

Address

Borama

Telephone

+252634542222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lebis Fashion Tailor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share