01/08/2025
Ogaysiis: Ma u baahan tahay CV iyo Cover Letter xirfad leh oo kaa caawiya inaad ka gudubto tartanka shaqooyinka? Daacad Solutions waxay kuu diyaarinaysaa CV-gaaga iyo warqadda codsiga (Cover Letter) si xirfad leh oo dhameystiran, iyadoo la adeegsanayo hababka ugu casrisan ee shaqo raadinta.
Nagala soo xiriir si aan kuu caawino, isla markaana aan kuu diyaarinno CV iyo Cover Letter kuwaas oo kaa caawin doona inaad ka mid noqoto musharixiinta ugu horeeya!
✅ Ku Guuleyso Shaqada Aad Apply Gareyneyso
Nagala Soo Xidhiidh
✅WhatSapp +252633524464