AWGã

AWGã journalist

Waxaa goordhow Gaalkacyo lagu qisaasay Allah ha u naxariisto Hodan Maxamud oo horay u dishay Saabiriin Saylaan
03/02/2026

Waxaa goordhow Gaalkacyo lagu qisaasay Allah ha u naxariisto Hodan Maxamud oo horay u dishay Saabiriin Saylaan

Best photo in the year 2026✨️💖🫶🏻........see more
02/02/2026

Best photo in the year 2026✨️💖🫶🏻........see more

Photo.💖
02/02/2026

Photo.💖

24/01/2026

Meshan Dad nol nol ma jogan horta.?

07/01/2026

:- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu la yeeshay siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah bulshada Puntland kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka dhex aloosan Puntland iyo Somaliland, isaga oo si cad u tilmaamay in khatarta ugu weyn ee Puntland ay wajahayso ay tahay Somaliland.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in dhulka ay Somaliland sheeganayso in ka badan kala bar (qiyaastii 50%) uu yahay dhul Puntland leedahay, taariikh ahaan, sharci ahaan iyo dhanka deggenaanshaha bulshada. Waxa uu carrabka ku adkeeyay in gobolka Sanaag uu gebi ahaanba gacanta ugu jiro Puntland, isla markaana aysan jirin awood ay Somaliland ku maamusho gobolkaas.

Sidoo kale, Madaxweynaha Puntland wuxuu ka hadlay gobollada Sool iyo Cayn, isaga oo xusay in Puntland ay si dhow ula shaqaynayso dadka degaanka, ayna garab taagan tahay rabitaankooda iyo go’aankooda ku aaddan masiirkooda siyaasadeed. Wuxuu tilmaamay in Puntland ay doorbidayso wada-shaqayn, nabad iyo xasillooni ku dhisan rabitaanka shacabka halkii ay ka raaci lahayd xoog iyo isku-day dhul ballaarsasho.

journalist

07/01/2026
Ruushku ayaa diray ciidamadiisa badda si ay u galbiyaan markab shidaal oo ay sidoo kale ciidamada Maraykanku ku baacsana...
07/01/2026

Ruushku ayaa diray ciidamadiisa badda si ay u galbiyaan markab shidaal oo ay sidoo kale ciidamada Maraykanku ku baacsanayaan badweynta Atlaantigga.

Markabkan, oo aan hadda wax shixnad ah wadin ayaa taariikh ahaan waxa uu qaaday Saliidda ceyriinka ee Venezuela, waxaana loo maleeyay in Talaadadii uu marayey meel u dhexeysa Scotland iyo Iceland.

Madaxweyne Donald Trump ayaa bishii h**e sheegay in uu amrayo in "la xannibo" maraakiibta shidaalka qaada ee soo galaya ama ka baxaya Venezuela, tallaabadaas oo ay dowladda dalkaas ku tilmaantay "xatooyo".

Kahor qabsashada Mareykanka ee hoggaamiyihii h**e ee dalkaas Nicolás Maduro Sabtidii, Trump wuxuu si isdaba joog ah ugu eedeeyay dowladda Venezuela in ay maraakiib u adeegsatay si ay daroogo u keento Mareykanka.

  Mid kamid ah Firxadka Argagixisada Daac1sh ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan Calmiskaad  Ni...
07/01/2026

Mid kamid ah Firxadka Argagixisada Daac1sh ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan Calmiskaad

Ninkaan Argagixisada ah oo Kasoo jeeda Dalka Tanzania 🇹🇿

Address

Region
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AWGã posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share