18/09/2026
π’ ADVANCED QUICKBOOKS COURSE β BATCH 9
Ma rabtaa inaad si xirfad leh u barato QuickBooks oo aad awood ugu yeelato maaraynta iyo saxidda xisaabaadka shirkadda?
BAYDAN Consulting & Training Center waxay kuu diyaarisay Advanced QuickBooks Course β Batch 9, oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay si practical ah uga shaqeeyaan xisaabaadka shirkadaha.
π Waxaad ku baranaysaa:
β
Sida shirkad loogu sameeyo xisaab-xir sax ah
β
Sida loo ogaado loona saxo khaladaadka xisaabaadka
β
Sida loo habeeyo loona hagaajiyo Company Accounts
β
Sida loo diyaariyo Financial Reports iyo warbixinnada maaliyadeed
β
Sida loo sameeyo Bank Reconciliation & Account Reconciliation
π― Ku habboon:
Accountants β’ Finance Officers β’ Auditors β’ Business Owners β’ Managers iyo qof kasta oo doonaya inuu xirfaddiisa QuickBooks horumariyo.
π
Bilowga: 25-Sep-2026
π‘ Waqtiga: 6:30 PM β 9:30 PM
π Goobta: Badda Maqrib
π Batch 9
π Isdiiwaangelin:
090 6799153 | 090 6799126 | 090 6796172