Shakiib Mohamed Abdillahi

  • Home
  • Shakiib Mohamed Abdillahi

Shakiib Mohamed Abdillahi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shakiib Mohamed Abdillahi, Business Center, .

Magaalada Buhoodle waxaa maanta ka dhacay dibad bax lagaga soo horjeedo Somaliland. Dadka dibad baxaya ayaa ka cadhaysna...
31/10/2021

Magaalada Buhoodle waxaa maanta ka dhacay dibad bax lagaga soo horjeedo Somaliland.

Dadka dibad baxaya ayaa ka cadhaysnaa gudoomiyaha gobolka buhoodle ee uu magacaabay Madaxwayne Bixi oo halkaa lagu soo dhaweeyay dhawaan.

Garoonka Kaliya Ee Aan la dhigin Wax Roog Ah .Waa Garoonka Kubada Cagta Ee  Degmada Oog Ku Yaal .
31/10/2021

Garoonka Kaliya Ee Aan la dhigin Wax Roog Ah .

Waa Garoonka Kubada Cagta Ee Degmada Oog Ku Yaal .

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa soo jeediyey in Puntland liiska argagixisada ku darto Somaliland.Xildhi...
31/10/2021

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa soo jeediyey in Puntland liiska argagixisada ku darto Somaliland.

Xildhibaannada soo jeedin sameeyey oo ka soo jeeda gobolka Cayn ayaa ku eedeeyey Somaliland in ay Al-Shabaab ku abuurtay buuraleyda gobollada Sanaag iyo Bari, sidoo kalena ay gobolka Sool ka barakicisey dad aan waxba galabsan- waa sida ay hadalka u dhigeene.

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maant...
31/10/2021

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Deg Deg Maxamed Haashi ayaa Lomag Cabay Xoghayaha Qorshaynta Iyo Iskaashiga Ee Xisbiga Wadani.
31/10/2021

Deg Deg Maxamed Haashi ayaa Lomag Cabay Xoghayaha Qorshaynta Iyo Iskaashiga Ee Xisbiga Wadani.

Puntland:Madaxda urur-siyaasadeedyada Mideeye iyo Sincad ayaa is-afgarad ka gaadhay dhismaha Golayaasha Deegaanka Qardho...
30/10/2021

Puntland:Madaxda urur-siyaasadeedyada Mideeye iyo Sincad ayaa is-afgarad ka gaadhay dhismaha Golayaasha Deegaanka Qardho iyo Ufeyn oo dhawaan dadweynaha deegaannadaasi ay doorteen.

Ilo lagu kalsoonaan karo oo ururradan ka tirsan ayaa sheegeya in laysku af-gartay in Mideeye qaato Duqa Qardho, Sincadna Ufeyn.

Tallaabadan ayaa ah mid ay meesha uga saarayaan ururka xukuuamadda ee Kaah.

Afar urur oo kale ayaana iyana caawa ku dhawaaqay isbaahaysi, balse dowladdu waxay aqlabiyad ka tahay degmada Eyl.

Halkani waa Madax Tooyada Puntland
30/10/2021

Halkani waa Madax Tooyada Puntland

"Qolyaha Kulmiye Maanta cod iyo Cududba waanu kaga adkaanaynaa" Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
30/10/2021

"Qolyaha Kulmiye Maanta cod iyo Cududba waanu kaga adkaanaynaa"

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

" 17-sanno ayaa xisbiga UCID tacab  galiyey, Balse maanta waan iska qoomameynayaa.." Xildhibaan Cabdinasir Qodax.
30/10/2021

" 17-sanno ayaa xisbiga UCID tacab galiyey, Balse maanta waan iska qoomameynayaa.."

Xildhibaan Cabdinasir Qodax.

"Marka xukuumada Waddani dhalato Gobolka Awdal waa loo soo shaqo tagi doonaa , Gobolka Awdal waxa ka buuxa khayraad isku...
30/10/2021

"Marka xukuumada Waddani dhalato Gobolka Awdal waa loo soo shaqo tagi doonaa , Gobolka Awdal waxa ka buuxa khayraad iskugu jira shidaal iyo macdan oo anaa idin og oo muda badan waxa aan ahaa gudoomiyihi guddi hoosaadka macdanta.

Caawa waxa aan aamin-sanahay 85% ay Waddani yihiin gobolka Awdal".

Xildhibaan h**e Waabeeye .

SAWIRRO: Bilicda Buuralayda gobolka Sitti ee (DDS)📷Jamarti yaxye, Jigjiga
30/10/2021

SAWIRRO: Bilicda Buuralayda gobolka Sitti ee (DDS)
📷Jamarti yaxye, Jigjiga

PUNTLAND:Afar urur-siyaasadeed oo isbaahaysi cusub samaystay, war na ka soo saaray doorashadii qof iyo cod.
30/10/2021

PUNTLAND:Afar urur-siyaasadeed oo isbaahaysi cusub samaystay, war na ka soo saaray doorashadii qof iyo cod.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakiib Mohamed Abdillahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakiib Mohamed Abdillahi:

  • Want your business to be the top-listed Business?

Share