Puntland chamber of commerce Industry & Agriculture

Puntland chamber of commerce Industry & Agriculture The chamber of commerce industry and agriculture was established through a parliamentary act No. President abdulahi yusuf ahmed in January 2000.

seven (7), which was passed by parliament and assent by the then HE.

 : Ganacsatada Puntland ayaa shir ku yeeshay Xarunta  Rugta Ganacsiga Puntland, kaas oo looga hadlay dabka marar badan k...
08/03/2026

: Ganacsatada Puntland ayaa shir ku yeeshay Xarunta Rugta Ganacsiga Puntland, kaas oo looga hadlay dabka marar badan ku dhaca gaadiidka badda iyo badeecadaha ay sidaan, iyo sidii xal loogu heli lahaa.

08/03/2026

Hadal-jeedinta Ganacsade Cabdullahi Xirsi || Ganacsatada Puntland ayaa shir ku yeeshay Xarunta Rugta Ganacsiga Puntland , kaas oo looga hadlay dabka marar badan ku dhaca gaadiidka badda iyo badeecadaha ay sidaan, iyo sidii xal loogu heli lahaa.

08/03/2026

Hadal-Jeedinta Godoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid || Ganacsatada Puntland ayaa shir ku yeeshay Xarunta Rugta Ganacsiga Puntland, kaas oo looga hadlay dabka marar badan ku dhaca gaadiidka badda iyo badeecadaha ay sidaan, iyo sidii xal loogu heli lahaa.

25/02/2026

"Ganacsatada Puntland $400.000 (Afar Boqol oo Kun oo dollar) ayay ku bixiyeen Gurmadka Abaaraha welina waa wadnaa lacag aruurinta." Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid Jaamac .

01/02/2026

Gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland Maxamed Caydiid || Munaasabadda xil-wareejinta Gudoonka Jaamacadda Bariga Afrika oo ka qabsoontay hoolka Jaamacadda ee magaalada Bosaso..

27/01/2026

Kelmadii Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Caydiid Jaamac || Xuska Munaasabada Maalinta Furdooyinka Caalamiga ah.

01/01/2026

Gudoomiye Ku-xigeenka Rugta ganacsatada Dowladda Puntland oo ka hadlay kulankii cawa dhexmaray Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada kasi oo laysku fahmay wax yaabihii looga wada hadlay ee cashuuraha.

01/01/2026

Gudoomiye ku-xigeenka Rugta ganacsatada Dowladda Puntland Maxamed Waabari Munaasabadda Xarig jarka kastamka garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso.

11/11/2025

Hadal-Jeedinta Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsiga Puntland || Xafladda Xarig-Jarka Maxjarka Caalamiga ah Ee Shaakir oo ka qabsoonta Xarunta ganacsiga Puntland Bosaaso

09/11/2025

Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsiga Puntland ee Xafladda Xarig-jarka CITYCOT Language Centre.

Address

Airport Road
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland chamber of commerce Industry & Agriculture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Puntland chamber of commerce Industry & Agriculture:

Share