Maxamuud Haykal

Call Directions

Maxamuud Haykal Ku Sali Rasuulkeena Mohamed ﷺ، ﷺ، ﷺ،

28/09/2026

saaka iyo baydhabo🫡

27/09/2026

ciidanka xooga somalia🫡

28/01/2024

Gobolka xadeed iyo Ugaadhii

📷MO.

19/01/2024

"Taako dhulkeenna kamid ah wada-hadal k**a geleyno." - Raysal wasaare ku-xigeenka Somalia, Saalax Jaamac.

Ila soco Maxamuud Haykal

18/01/2024

Dawaldda Itoobiya: "waxaan rabnaa in aan badda cagaha gelinno."

Xigasho Nimcaan Osman.
Illa Soco Maxamuud Haykal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen ...
10/01/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres ayaa kala hadlay xaaladda gobolka iyo xasillooni darrada ay abuurayso damaca iyo xadgudubka Itoobiya ee ka dhan ah madaxbannaanida iyo gobanimada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la weadaagay aragtida iyo siyaasada dowlada federal Soomaaliya oo ku dhisan daris-wanaag, iskaashi iyo is-ixtiraam, taas oo ay barbar socoto in dadka iyo dowladda Soomaaliya aysan aqbalayn in lagu soo xadgudbo midnimadooda iyo dowladnimadooda.

*FADLAN WALAAL KA QAYB QAADO DIB UDHISKA IYO BALAARINTA MASJIDUL- JAAMICA XINGALOOL ( QOFKA MASJID DHISA ISAGA OO KALE A...
10/01/2024

*FADLAN WALAAL KA QAYB QAADO DIB UDHISKA IYO BALAARINTA MASJIDUL- JAAMICA XINGALOOL ( QOFKA MASJID DHISA ISAGA OO KALE AYAA ILAAHAY JANADA UGA DHISAA)*
*KOONTOOYINKA LACAGTA LAGU DIRAYO:*
☆Tel Golis- *0907914361*
☆ SAHAL - A/C NO: *412300*
☆Tel Edahab- *0667914361*
☆ DAHABSHIIL - A/C NO: *BSSD009541*
☆ AMAL BANK - A/C NO: *223104959669*
☆ SALAAM BANK - A/C NO: *81192344*

 :Diyaarad Helocopter ah oo ay leedahay QM kana kacday Beledweyn kuna sii jeeday Wasil ayaa sida lasheegay ku dhacday ha...
10/01/2024

:Diyaarad Helocopter ah oo ay leedahay QM kana kacday Beledweyn kuna sii jeeday Wasil ayaa sida lasheegay ku dhacday halka wararka qaar sheegayaan ineey si qalad ah kaga degtay Degaanka Xiindheere oo ay heystaan Kooxda AS.

Diyaaradda sida lasheegay waxaa saarnaa ajnabi gaaraya 7 qof iyo Somaali .
Tolow maxay ku samaynayan bay kula tahay

Wixi so kordha kala soco Maxamuud Haykal

 : Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday labada dhinac in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo saaka ...
10/01/2024

: Ugu yaraan 8 ruux ayaa ku geeriyooday labada dhinac in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal xooggan oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa Laascaanood iyo Gambadhe.

Dagaalka oo dhexmaray laba ciidan oo h**e gurmad ugu tegay SSC-khaatumo ayaa la sheegay in murankiisu uu ka dhashay gaari ciidan oo Somaliland lagaga qabsaday dagaalkii Gooja-cadde.

Wixii so kordha kala soco halkan Maxamuud Haykal

Wararka naga soo gadhaya soomaaliland  ayaa sheegaya in cabdilmaalic yuusuf coldodon Uu geeeriyoday balse ma cada
09/01/2024

Wararka naga soo gadhaya soomaaliland ayaa sheegaya in cabdilmaalic yuusuf coldodon
Uu geeeriyoday balse ma cada

Address

Punland
Bosaso

Telephone

+252907658028

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamuud Haykal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share