Amiir Group

Call Directions Website Contact the business

Amiir Group Amiir Group waa shirkad ka shaqaysa gayiga Soomaaliya, taas oo soo saarta badeecooyin kala duwan sida Marwo Shampoo, Marwo Maris, Marwo Oomo, iyo Nafaqo .
(1)

Waxay diiradda saartaa tayada, hal-abuurka, wax-soo-saarka, iyo daboolidda baahiyaha Bulshada.

πŸ‘‡ Hoos noogu soo qor faa’iidada aad adigu taqaan ama aad khibrad u leedahay.     🍟
17/09/2026

πŸ‘‡ Hoos noogu soo qor faa’iidada aad adigu taqaan ama aad khibrad u leedahay.
🍟

Aayaddani waxay ina baraysaa in walaaltinimada Islaamku aysan ahayn hadal oo keliya, balse ay tahay masuuliyad. Muslimku...
16/09/2026

Aayaddani waxay ina baraysaa in walaaltinimada Islaamku aysan ahayn hadal oo keliya, balse ay tahay masuuliyad. Muslimku waa inuu walaalkiis u rajeeyo wanaag, ka fogaado colaad, xanta, kala-qaybinta iyo hadallada dhaawaca xiriirka bulshada.

Qof kasta wuu qaldami karaa, laakiin albaabka tawbaddu mar walba wuu furan yahay. Ha u malayn in dembigaagu ka weyn yaha...
15/09/2026

Qof kasta wuu qaldami karaa, laakiin albaabka tawbaddu mar walba wuu furan yahay. Ha u malayn in dembigaagu ka weyn yahay naxariista Alle. Alle waa Dambi-Dhaafe, Naxariis Badane. Waxa lagaaga baahan yahay inaad dembiga ka tagto, Alle u noqoto, kana rajo qabto cafiskiisa.

β€œHa ka quusanina naxariista Alle.” β€” Suuradda Az-Zumar 39:53

πŒπ€π‚πŒπˆπˆπ‹ π’πŽπŽ πƒπ€π‹ππŽ π†πŽπŽπ‘ πŠπ€π’π“π€Hadda Dalbo oo hada hel  3344
14/09/2026

πŒπ€π‚πŒπˆπˆπ‹ π’πŽπŽ πƒπ€π‹ππŽ π†πŽπŽπ‘ πŠπ€π’π“π€
Hadda Dalbo oo hada hel 3344

  Xalka Nadaafadda Guriga iyo qoyska
13/09/2026

Xalka Nadaafadda Guriga iyo qoyska

12/09/2026

Ku soo dhawoow Bogga Rasmiga ah ee
Halkan kala soco adeegyadeenna, wax-soo-saarkeena iyo wararkii ugu dambeeyay ee shirkadda.

Mahadsanid

Maxaad ka xasuusataa suugaantii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi alla haw naxariistee
10/09/2026

Maxaad ka xasuusataa suugaantii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi alla haw naxariistee

09/09/2026


Hadda Dalbo 3344

Aayaddan waxay ina xusuusinaysaa in nolosha adduunku tahay mid ku-meel-gaar ah, quruxdeeda, maalkeeda iyo raaxadeeda aan...
08/09/2026

Aayaddan waxay ina xusuusinaysaa in nolosha adduunku tahay mid ku-meel-gaar ah, quruxdeeda, maalkeeda iyo raaxadeeda aan lagu kadsoomin. Qofkuna uusan ku mashquulin adduunka oo keliya, balse ha u diyaar garoobo Aakhiro, maadaama ay tahay nolosha waaraysa.

Shaambada ku haboon qoyska      MArwoshampoo
07/09/2026

Shaambada ku haboon qoyska
MArwoshampoo

Address

Bosaso Puntland
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiir Group:

Shortcuts

Share