Ilwaad online

Ilwaad online business

08/11/2022

Alaabta shirkadeena iyo waliba faaidoyinkeeda.

08/11/2022

Mar rabtaa inaa noloshada wax ka badasho oo aad iskaa u shaqaysto adoo xuriyad haysto oo ab qof shaqaale u ahayn. adigoo gurigaga joga oo hawlahagiii kale oo caadigana wato aya ganacsigan bilaabi karta wax shuruudo lagugu xiri maayo sida damiin ina keento amaa aad thy qof wax bartay kali ah wa inay kaso goadaa inaa shaqaysato oo ad tahy ruux jecel horumar inu sameeyo hadiia ad ka mid thy dadka fursada ay ku haboonthy nala so xiriir wa ka caawin waxii dheeri ah

Dhamaantood wa alaab tayadooda la hubo oo aad loo tijaabiyay waxana kula diyar ah oo ad ka helaysaa combanyga forever li...
07/11/2022

Dhamaantood wa alaab tayadooda la hubo oo aad loo tijaabiyay waxana kula diyar ah oo ad ka helaysaa combanyga forever living products.

Aloe vera gelyFaaiidada: waxay caawisaa in lagu daweyoDhibaatooyinka maqaareed sida finanka,Daldaloolka wajiga, cambaart...
06/11/2022

Aloe vera gely

Faaiidada: waxay caawisaa in lagu daweyoDhibaatooyinka maqaareed sida finanka,
Daldaloolka wajiga, cambaarta, nabarada
Qoyan iyo waliba nafaqaynta wajiga

Isticmaalka: ku dhaq wajiga laba wakhti subixii
intaanay cadceedu soo bixin iyo habenkii markad sii
seexanayso kuna daa wajiga 15 taqiiqo ka dibna iska dhaq.
Waxay ka kooban tahay: dacar saafi ah.

Avacado soap body iyo face Waxay ka dhigtaMaqarka mid qurux badan, nadifaJilicsan iyo waliba mid dhalalaya,Dhinaca kale ...
06/11/2022

Avacado soap body iyo face
Waxay ka dhigta
Maqarka mid qurux badan, nadifa
Jilicsan iyo waliba mid dhalalaya,
Dhinaca kale waxay u fiican tahay
Dadka xasasiyada maqarka ku leh.

Isticmaalka: ku dhaq maqqarka iyo wajiga si uu u
nuugo maqarku intaa ka dib ku qalaji tuwaal,
nadif ah.
Waxay ka samaysan tahay: avocad

02/11/2022
Forever living products wa company aad ka shaqaysan karto adigoo gurigaga jooga waqti badan adan ka bixin waxu ku haya f...
02/11/2022

Forever living products wa company aad ka shaqaysan karto adigoo gurigaga jooga waqti badan adan ka bixin waxu ku haya fursad aad nolosha wax uga badali karto iyo mida familkagaba qofkii u bahan faafaahin telegram chatka link ku dhufo....

Welcome Forever living products.
02/11/2022

Welcome Forever living products.

Waxuu kaloo ino hayaa combanigena forever Aloe lips• Faaiidada. WaxayQoysa jilcisaana dibnahaSido kale waxay ka biisaa d...
01/11/2022

Waxuu kaloo ino hayaa combanigena forever
Aloe lips
• Faaiidada. Waxay
Qoysa jilcisaana dibnaha
Sido kale waxay ka biisaa dil
Dilaca dibnaha iyo qaleelka
Waxay ka samaysan tahay. Dacar iyo malab

Ku so dhowoow combaniga  forever  oo ino keenay alaab tayadeda lahubo100% aad ku anfacay waxa ka mid ah alabaha uu keeno...
01/11/2022

Ku so dhowoow combaniga forever oo ino keenay alaab tayadeda lahubo100% aad ku anfacay waxa ka mid ah alabaha uu keeno. Toothbrush. Faaidadiisa waxa ka mid ah waxay cadaysa ilkaha kana ilalisaah
Suuska, cirid dhiiga, huurada, qodi taanka ciridka
Xoqada xanuunka.waxayna Ka samaysan tahay. Dacar saafi ah iyo xabagta shinida.
Isticmaal Cunada ka dib.

Address

Bosaso
252

Telephone

+252906090383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilwaad online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share