Kulmiye Business Center

Kulmiye Business Center Waa xarun ganacsi oo ka shaqaysa adeega iibinta badeecada.

Gaari iib ah oo dhaqaalaysanNooca: RiyaaleMidabka: CadaanQiimaha lagu rabo: $1600 oo wada hadal leh.Goobta: BosasoWixii ...
04/12/2024

Gaari iib ah oo dhaqaalaysan
Nooca: Riyaale
Midabka: Cadaan
Qiimaha lagu rabo: $1600 oo wada hadal leh.
Goobta: Bosaso
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 0905508987 ama 0906798644

10/05/2024

Waxaan idiin haynaa; Fadhi, miiska qadada, armaajada maacuunta iyo TV mudo kooban la isticmaalay oo dhaqaalaysan.
Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir 0907635733.


Waxaan idiin haynaa Malab saafi ah, goobtu waa Boosaso.Waxaad ka heli kartaan Supermarket-ka Golden Star ee ku yaal wada...
26/01/2023

Waxaan idiin haynaa Malab saafi ah, goobtu waa Boosaso.
Waxaad ka heli kartaan Supermarket-ka Golden Star ee ku yaal wadada hotel Jubba 1, sidoo kale Supermarket-ka Jubba 2 oo ku yaal aaga SBC.

Wixii faahfaahin ah la xiriir 0905117633 ama WhatsApp 906 564 152

Waxaan idiin haynaa matoor koronto oo noociisu yahay EAGLE iyo taraabule cusub oo mudo kooban la isticmaalayay.Goobtu wa...
25/01/2023

Waxaan idiin haynaa matoor koronto oo noociisu yahay EAGLE iyo taraabule cusub oo mudo kooban la isticmaalayay.

Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir WhatsApp 906 564 152.



. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo, meherado ama bugcado laguu suuqgeeyo fadlan nagala soo xiriir WhatsApp 0906564152.

Mahadsanidiin

Waxaan idiin haynaa meherad cunto oo ka kooban qayb cunto, jikadii, sandaqad u diyaarsan dukaan iyo qaybtii lagu shiidi ...
15/01/2023

Waxaan idiin haynaa meherad cunto oo ka kooban qayb cunto, jikadii, sandaqad u diyaarsan dukaan iyo qaybtii lagu shiidi lahaa cabitaanada.

Meherada waxaa yaal kuraas, miisas, weelkii, talaagado baraf, haamo biyo, firinjeer, fuustada kaluunka lagu dubo, cookr iyo BB gas.

Goobtu waa Boosaaso, wadada Hotel Huruuse 1, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir #0905850722 ama WhatsApp 906 564 152 .

. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo, meherado ama bugcado laguu suuqgeeyo fadlan nagala soo xiriir WhatsApp +252906564152.
Mahadsanidiin

Waxaan idiin haynaa meherad timo-jare ah oo shaqaynaysa oo iib ah. Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahf...
21/11/2022

Waxaan idiin haynaa meherad timo-jare ah oo shaqaynaysa oo iib ah. Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir #0907164886 ama WhatsApp +252 906 564 152.

. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo, meherado ama bugcado laguu suuqgeeyo fadlan nagala soo xiriir +252 906 564 152.
Mahadsanidiin

Waxaan idiin haynaa Fadhi nadiif ah oo mudo kooban la isticmaalayay oo dhamaystiran. Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa ma...
10/01/2022

Waxaan idiin haynaa Fadhi nadiif ah oo mudo kooban la isticmaalayay oo dhamaystiran. Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir #0907214334 ama #0905356463.



. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo ama bugcado laguu suuqgeeyo nagala soo xiriir : 0905508987.

Mahadsanidiin.

Waxaan idiin haynaa Fadhi nadiif ah oo mudo kooban la isticmaalayay.Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faah...
09/01/2022

Waxaan idiin haynaa Fadhi nadiif ah oo mudo kooban la isticmaalayay.

Goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul. Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir 0907214334 ama 0905356463.



. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo ama bugcado laguu suuqgeeyo nagala soo xiriir : 0905508987.

Mahadsanidiin.

Waxaan idiin haynaa fadhi nadiif ah oo dhaqaalaysan, goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul.Wixii faahfaahin intaa dhe...
03/01/2022

Waxaan idiin haynaa fadhi nadiif ah oo dhaqaalaysan, goobtu waa Boosaaso, qiimuhu waa macquul.
Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir 0907023644.

F.G. hadii aad doonayso in alaab, baabuur, guryo ama bugcado laguu suuqgeeyo nagala soo xiriir WhatsApp: 0905508987.

Address

Behind Sbc Radio/tv
Bosasso
252

Telephone

+252905508987

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye Business Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulmiye Business Center:

Share