Somali Developer

Somali Developer Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Developer, Bosaaso, Bosasso.

18/04/2018

Waxay Noo ahayd farxad in Suuq Online Market uu noqdo shirkadda ku guulaystay abaal-marintii u sarreysay ee baraamijkaa Somali Technology fair oo markiisi ugu horeysay lagu qabtay Magaaalada Garoowe .

Shirkada Som Developers oo si rasmi ah u daahfurtay adeegga Suuq, kasoo aad ka dukaamaysan karto meelkasta oo aad joogto...
16/01/2018

Shirkada Som Developers oo si rasmi ah u daahfurtay adeegga Suuq, kasoo aad ka dukaamaysan karto meelkasta oo aad joogto adoo isticmaalaya Mobile-kaada,waxna kaga iibsanaysid Adeegyada Sahal Service iyo E-Dahab Service.
Xaflada waxaa ka soo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Wasiiro, Ganacsato, Nabadoono.
Waxaana si rasmi ah u daahfuray shirkada wasiiru dawlaha warfaaafinta hidaha , dhaqanka iyo isgaarsiinta dawladda Puntland.

Address

Bosaaso
Bosasso
252

Telephone

252-090-7202657

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Developer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share