Nasiye

Nasiye Nasiye Services waa hal goob ood kasoo dalban karto farsamayqaano kuu xaliya ciladaha guryaha iyo xafiisyada. Nasiye ugu imow adeeg la isku halayn karo

Maku dhibaneyd halkaad ka heli lahayd farsamayaqaan carbisan oo kuu xaliya ciladaha kuhaysta??Nasiye service ayaa kuu di...
06/01/2026

Maku dhibaneyd halkaad ka heli lahayd farsamayaqaan carbisan oo kuu xaliya ciladaha kuhaysta??

Nasiye service ayaa kuu diyaarisey farsamayaqaan kuugu imaanaya gurigaaga ama goobtaada shaqada , maantaba nalasoo xiriir oo maantaba xaliso ciladahaaga.

Hal wicitaan - adeeg degdeg ah

゚viralシ

Ma rabtay inaad iska iibiso ama aad iibsato alaab celis ah??💡Nasiye service ayaa kaa caawinaya inaad iska celiso alaabta...
27/12/2025

Ma rabtay inaad iska iibiso ama aad iibsato alaab celis ah??

💡Nasiye service ayaa kaa caawinaya inaad iska celiso alaabtaada ama soo gadato alaab celis ah..

👉 Maantaba nalasoo xiriir saan kaaga caawino baahidaada.

25/12/2025

🌟 Nasiye Services – Farsamayaqaan, Hal Wicitaan oo Kaliya!
Cilad maku qabsatay gurigaaga ama goobta shaqada? 😟
Koronto go’da, biyo daadanaya, AC aan qaboojin, ama Qasaalad kaa xun?Amniga goobta ama cilado kale
Ha ka welwelin! ✅

Nasiye Services waa meesha aad ka heli karto farsamayaqaano xirfad leh oo degdeg uga jawaabaya.

🔧 Adeegyadeenna Ugu Muhiimsan:
1️⃣ Korontada: Rakibid, dayactir iyo hagaajin
2️⃣ Tuubaystaha: Xiris iyo cilad saaris tuubooyinka
3️⃣ ACyada iyo Talaagadaha: Xiris iyo Cilad saarista
4️⃣ Faryaamada: Bastadaha,Jikoyinka,xafiisyada, Decor, Aqalada.
5️⃣ Amni & IT: Kamera, GPS, smart lock, TV & Network
6️⃣ Rinjiyeynta: Guryaha iyo goobaha ganacsiyada
7️⃣ Mobile & Computer Repair

🧰 Faa’iidooyinka Nasiye Services:
✅ Farsamayaqaano xirfad leh
✅ Adeeg degdeg ah
✅ Qiimo macquul ah
✅ La isku halayn karo – Home & Business

📞 Hadda soo wac ama WhatsApp noogu dir dalabkaaga!
👉 905 735 383
☎ Landline: 829595
Nasiye Services – Hal Wicitaan, Shaqo Walba Waa La Qabta!

Kuwani waa qaar kamida adeegyada Nasiye services;1️⃣Korontada: rakibid, dayactir iyo hagaajin.2️⃣Xiris iyo cilad saarist...
16/12/2025

Kuwani waa qaar kamida adeegyada Nasiye services;

1️⃣Korontada: rakibid, dayactir iyo hagaajin.
2️⃣Xiris iyo cilad saarista tuubooyinka.
3️⃣Dhamaan noocyada Faryaamada
4️⃣Xiris iyo cilad saarista Acyada iyo talaagadaha
5️⃣Rinjiyeyntaha guryaha iyo goobaha ganacsiga.

👉Hada nalasoo xiriir oo Isla hadaba goobtaada ku hel Farsamayaqaan kuu xaliya ciladahaaga.

Jimce wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed, Kujimcayso nasiye services,Oo nalasoo xiriir saanu kaaga caawino ciladaha f...
11/12/2025

Jimce wanaagsan dhamaan ummada soomaaliyeed,

Kujimcayso nasiye services,
Oo nalasoo xiriir saanu kaaga caawino ciladaha farsamo,
Mahadsanid.

Ma raadinaysay halkii aad kaheli lahayd Tuubiiste khibrad leh?Kuuna xaliya cilada kuhaysata weliba si dag dag ah,Nasiye ...
09/12/2025

Ma raadinaysay halkii aad kaheli lahayd Tuubiiste khibrad leh?
Kuuna xaliya cilada kuhaysata weliba si dag dag ah,

Nasiye service ayaa kuula diyaar ah Farsamayaqaan kuugu imaanaya gurigaaga ama goobtaada ganacsiga.

👉Maantaba Nala soo xiriir oo maaantaba hel - adeeg casri ah.

Ma ubaahantahay Korontiiste khibrad leh kuuna xaliya ciladaada,Nasiye service ayaa kuula diyaar ah korontiiste khibrad l...
08/12/2025

Ma ubaahantahay Korontiiste khibrad leh kuuna xaliya ciladaada,

Nasiye service ayaa kuula diyaar ah korontiiste khibrad leh, kuuguna imaanaya gurigaaga ama goobtaada ganacsiga .

Adeegyada korontada waxaa kamida:
1.Rakibid
2.dayactir
3.iyo hagaajinta korontada.

Nala soo xiriir , oo maantaba hel farsamayaqaan xirfad uleh shaqadiisa.

Haka walwalin farsamayaqaan kuu xaliya ciladaha gurigaaga ama goobtaada ganacsiga,Nasiye services ayaa goobtaada kuugu k...
03/12/2025

Haka walwalin farsamayaqaan kuu xaliya ciladaha gurigaaga ama goobtaada ganacsiga,

Nasiye services ayaa goobtaada kuugu keenaya farsamayaqaan carbisan,

Kaliya nagala soo xiriir :

90 5735383
Ama
829595

Adeegga Nasiye waa isku xiraha farsamayaqaannada xirfada leh iyo macaamiisha u baahan in loo Xiro qalab ama Loo xaliyo c...
17/11/2025

Adeegga Nasiye waa isku xiraha farsamayaqaannada xirfada leh iyo macaamiisha u baahan in loo Xiro qalab ama Loo xaliyo cilado.

Waxaa kaliya kaa xigta hal wicitaan si aan kuugu soo xirno farsamayaqaankii ku haboonaa shaqada aad rabto.

Waxay kaala shaqayn karaan gelin qalab ama cilad saaris

⚙️ Adeegyadeenna Ugu Muhiimsan:

1️⃣ Korontada: Rakibid, dayactir iyo hagaajin
2️⃣ Tuubaystaha: Xiris iyo cilad saaris tuubooyinka
3️⃣ ACyada iyo Talaagadaha: Xiris iyo Cilad saarista
4️⃣ Faryaamada: Bastadaha, Jikoyinka, Xafiisyada, Decor, Aqalada
5️⃣ Amni & IT: Kamera, Smart Lock, TV & Network
6️⃣ Rinjiyeynta: Guryaha iyo goobaha ganacsiyada
7️⃣ Mobile & Computer Repair

Nagala soo xiriir = 82959

16/11/2025

Soo dalbo maantaba.

📱💻 Mobile-ka ama Computer-kaagu ma kaa ciladeysanyahay , mana rabtaa in laguu cilad saaro?Ha walwalin! Nasiye Services a...
11/11/2025

📱💻 Mobile-ka ama Computer-kaagu ma kaa ciladeysanyahay , mana rabtaa in laguu cilad saaro?

Ha walwalin! Nasiye Services ayaa kuu diyaarisay khubaro ku takhasusay dayactirka iyo cilad saarista qalabkaaga si casri ah.

🔧 Adeegyadeenna Mobile & Computer Repair waxaa ka mid ah:
✅ Cilad saarista software-ka & hardware-kaba
✅ System update & virus removal
✅ Keyboard, charger, iyo parts kale oo rakibid cusub ah , Iyo qaar kaloo badan

⚙️ Waxaan kuugu adeegnaa si degdeg ah, xirfad leh, oo qiimo jaban ah!

Maxaa Nasiye kaa dhigaya doorashada ugu fiican?
⚡ Farsamayaqaano la isku halayn karo
⚡ Adeeg degdeg ah iyo nadiif ah
⚡ Qiimo macquul ah
⚡ Home & Business – hal wicitaan, adeeg dhammeystiran!

📞 Soo wac ama fariin noogu soo dir maantaba!
📱905 735 383
☎ 829595

💚 Nasiye Services – Adeegga Guryaha & Ganacsiyada ee Aad Ku Kalsoon Tahay!

Address

Bosasso

Telephone

+252907722156

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nasiye:

Share