Ali Baar Officialy

Ali  Baar Officialy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Baar Officialy, Business service, Buramo Boorama.

26/03/2021

Mucjisada Fanka Oo Hees Cusub Sooo Qaaday Qamar Suugaani Jacayl Kaagaan Ku Dhaartay

Like iyo Share Iyo Comments Lagaaara Iyo Farsamo Casriya Weeeyaaaana......

Tartan      U   Dhexeeeya     Yuutuubarada caaankaaa???       Yahye Hantar❤       Wuxuu   Dhamaaanayaa  Caawa  Saacadu m...
20/03/2021

Tartan U Dhexeeeya Yuutuubarada caaankaaa???

Yahye Hantar❤ Wuxuu Dhamaaanayaa Caawa Saacadu markay
Tahay 4:00 Saaac

Hanad Omar😯

Tartan        U    Dhexeeeya       Labao Gabdhood     oooo     Caaaana mid Doork?          Cayuuni Qurux Love ❤Usaaar   ...
17/03/2021

Tartan U Dhexeeeya Labao Gabdhood oooo Caaaana mid Doork?

Cayuuni Qurux Love ❤Usaaar Wuxuu ku egyahay {7:00 Habaynimo}

Hudaaamuun Wuuuw 😯Usaaar

Tartan   U  Dhexeeeya    Labo   Majaaajilayste?Codkaagu   Waaaa    Nooo muhiiim?  {{ BASADIIIR   ❤ {{CULUSOW    😲
13/03/2021

Tartan U Dhexeeeya Labo Majaaajilayste?
Codkaagu Waaaa Nooo muhiiim?

{{ BASADIIIR ❤
{{CULUSOW 😲

Tartan U Dhaxeeeya  Labo Magaaalo   {{Suniyo Jiiif}} Iyo [[[Kalabayr]]Bal Codkiina ka Dhiibta
11/03/2021

Tartan U Dhaxeeeya Labo Magaaalo {{Suniyo Jiiif}} Iyo [[[Kalabayr]]
Bal Codkiina ka Dhiibta

☆Duni Aaad  ka Tahay Boqor☆Ha Ka Noqon Qof Dayraaa☆Dahab Baad U Dhalateee☆Sida Maar Ha Door soomin
27/02/2021

☆Duni Aaad ka Tahay Boqor
☆Ha Ka Noqon Qof Dayraaa
☆Dahab Baad U Dhalateee
☆Sida Maar Ha Door soomin

Guulwalba Waxaaa Ka Horeeya  Hami Inaad U Yeeelato Waxaad Rabtid Inaaad Guul Ka Gaadhid Wiilkaa Yarkaa Shalay Wuxuu Ahaa...
07/02/2021

Guulwalba Waxaaa Ka Horeeya Hami Inaad U Yeeelato Waxaad Rabtid Inaaad Guul Ka Gaadhid Wiilkaa Yarkaa Shalay Wuxuu Ahaa Baalashle Jaleecada Uu Jaleecsaday Ardayda Foonka Qabta Kadib Wuxuu Ku Hamiyay Inuu Noqdo Iyagoo kale Maaantayna Wuuu Noqday.
☆Riyo Walba Mar Bay Rumowdaaa
☆Guul Walbana Mar Bay Kuu Rumoobaysaa.
Asxaabtayda Qaaligaayey
SIIII SHARE GAREEYA SAWIRKAAN

06/02/2021
30/01/2021

Waaaa Habayntii Iyo Isku Daba Ridkii Ali Baar Officialy Codkii Iyo Laxankuna Waaaa Khaalid Kaaamil Hanala Dhaafin Like iyo Share Wlaaal
Ku Yaaaciya Waxaba

{1}Saaxiibadu Sadex Ayay  Ukala Baxaaan Sadexdaas oo Kala Ah.•Kuwo Ku Caawiya Wakhtiga Aad Dhib Ku Jirto.•Kuwo Kaa Tagay...
26/01/2021

{1}Saaxiibadu Sadex Ayay Ukala Baxaaan Sadexdaas oo Kala Ah.
•Kuwo Ku Caawiya Wakhtiga Aad Dhib Ku Jirto.
•Kuwo Kaa Tagay Xiliga Ay Dhib ku Haysatay.
•Iyo Kuwo Iyaguba Dhibta Ku Galiyay oo kaga tagay.
{2}Qaybta Ugu Wanaagsan Nolosha Waaa Marka Qoyskaagu Kuu Fahmaaan Sida Saaxiibada Oo Kale Saaxiibaduna Kuu Taageeraaan Sida Qosyka Oo Kale .
{3}Saaxiibada Beenta ah Waa Sida {Harka oo Kale} Had iyo Jeer Waa Kula Socdaan Xiliga Aaad Iftiinka Ku Jirto Balse ma Arkaysid Saacadaha Aaad {Mugdiga Dhibka aad Ku jirto}.
{3}Inaad Daacad Ahaaato kuma Helikartid Saaxiibo Badan Balse Waxaad Ku Helaysaa Saaxiibo Run Ah.

Dhiiiiri Galin Saaxiibka xun Iyo Kan Wanaagsan
Kala Dooorta Saaxiibada xun Xun Iyo kuwa fcn.

●Marnaba Ha Yaraysan Naftaada Hadii Ay  Weynaan Iyo Xoog Wax Taraaan  Maroodiga Ayaaa Noqon Lahaaa Boqorka Xayawaanada.L...
24/01/2021

●Marnaba Ha Yaraysan Naftaada Hadii Ay Weynaan Iyo Xoog Wax Taraaan Maroodiga Ayaaa Noqon Lahaaa Boqorka Xayawaanada.
Lkn Waxaaa aha Libaaxa Ooo Cudud Iyo Cabirka Yar.
●Noloshu Waaa Sida Facebooga Ooo Kala Dadku Waxay Siinayaa Dhibaatada Like iyo Share iyo Comment lkn Qofna Ma Kuu Hiilinaayo Sababtooo Ah Qof Walba Wuxuu Ku Mash Quuul San Yahay Inay Update Gareeyaaan Toooda..
●Marnaba Ha U ogolaaan In Qof Ku Liido Ama Ku Dareensiiyo In Aadan Qiiimo Lahayn Allle Wuxuu Kuu A Buuray Ujeedo Cad Allle Ayaana Ku Garab Taaagan mar walba Hana Niyad Jabin.
●Wixiii Kaaa Tagay Ha Tiigsan Balse Ku Dadaal Waxa Hada Taaagan.

Ali Baar Officialy Wlle Bayjka Like iyo Share
Hanaga Hagran Saaaad Dadkale Ula Wadaagtid.

All  Muslimiin Meel walboo aad joogtaan iyo Xili walboo ay Iniii Tahay Waaan Idin Salaaamay. [[ASC]]]wxn idin la wadagay...
22/01/2021

All Muslimiin Meel walboo aad joogtaan iyo Xili walboo ay Iniii Tahay Waaan Idin Salaaamay. [[ASC]]]wxn idin la wadagaya SHEEKO Dhiiri galin ah Asxaabey Biliis SHAERE IYO Like Igu Taabta.

♡Tartan U Dhexeeeyey Libaax Iyo Deero Marar Badan Waxaa Guulaystay Deerada Sabab Tooo Ah Libaaxu Wuxuu U Ordayay Ooo Kaliya Cunto.
Deeraduna Waxay U Ordaysaa Nolol Xusuuso U Jeedo.
{HADAF} Ayaa Uga Muhiimsan Baahida Marka Ha Noqon qof Cunto Kaliya U Orda.
♡Ha Isku Mash Quulin Hana Ka Fakarin Gefkii Shalayto Waaayo Biri Waaa Fursad kale Ooo Aaad Ku Zixi karto Intiii Shalay Qabyada Kaaa Ahayd.

{SICIID ABDI KHADAR AHMED ALI BAAR}
♡ALI BAAR OFFICIALY ♡

Address

Buramo Boorama

Telephone

+252907332495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Baar Officialy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share