Research & Consultancy Center

Research & Consultancy Center Research and Consultancy Center (RCC) is one of the leading Somali Research and Consulting Services Providing firms operating in Somaliland and Somalia.

24/07/2021
Minds are better off working together than working separately apart
05/09/2019

Minds are better off working together than working separately apart

25/08/2019

Isbedelka taladiisa loo dhanyahay waa fudud yahay. Tusaale,

Macalin Jaamacadeed ayaa usoo galay Fasal (class) ay isku cusub yihiin. Isbarasho kadib, macalinku wuxu isku dayay in uu rakibto projectorkii, hasayeeshee godka laydhka (socketka) ayaa u shaqayn waayey. Dabadeed wuxu soo eegay fasal banaan oo socket shaqaynaya leh. Markii uu soo helay ayuu ardaydii ku wargeliyey in ay soo guuraan. Hayeeshee ardaydii si jiitan ah oo hoos u hadal badani ku jiro ayay u guureen.
Maxaa kaaga baxay?
Usbuucii danbe ayuu macalinkii isla fasalkii ku soo noqday. Markan ardaydu waxa ay degan yihiin fasalkii macalinku usoo raray. Macalinkii wuxu arkay ardaydii oo qaar kulayl dareemayaan hawada dabiiciga ah iyo ta marawaxada oo deeqi weyday awgii. Isagoo aan wargelin ayu soo eegay fasal banaan oo hawo iyo marawaxado wacan leh. Markii uu soo noqday wuxu weydiiyey ardaydii fasalku miyuu idinku kulul yahay? Haa, ayay ku warceliyeen. Ka warama hadii aynu u guurno mid kan ka hawo badan ayuu weydiiyey? Waa si wacan ayay si farxadu ku jirto u jawaabeen. U Guuritaankii fasalka cusubina wuxu ku qaatay wakhti aad u yar.
Dulucda sheekadu waa bini'aadamka marka laga talogeliyo isbedelka maslaxaadoodana laga dhex tuso isbedelka way soo dhaweeyaan.

RCC

Hab Urursiga Biyaha Casriga ah. Waxaa la adeegsanayaa Daynabo (dab-dhaliye) lagu riday Ceelka. Si dhakhso ah ayuu weelku...
24/09/2018

Hab Urursiga Biyaha Casriga ah. Waxaa la adeegsanayaa Daynabo (dab-dhaliye) lagu riday Ceelka. Si dhakhso ah ayuu weelku u buuxsamayaa.

Sample of Project Cycle Management trainees received their certificates.
11/09/2018

Sample of Project Cycle Management trainees received their certificates.

RCC appreciates to all the stakeholders and the Universities who organised the outstanding National Universities Fair in...
06/09/2018

RCC appreciates to all the stakeholders and the Universities who organised the outstanding National Universities Fair in Burao.

RCC facilitated training on WASH and Entrepreneurship with its Partner Care International in Burao.
04/09/2018

RCC facilitated training on WASH and Entrepreneurship with its Partner Care International in Burao.

Advanced Training on Project Cycle Management. Please share
12/08/2018

Advanced Training on Project Cycle Management. Please share

Improving the services of Hospitality industry is a key indicator for development and job creation for youth. RCC traine...
11/06/2018

Improving the services of Hospitality industry is a key indicator for development and job creation for youth. RCC trained and certified 25 youth as Hospitality and Housekeeping Professionals in Burao.

Xarunta RCC Burco waxa ay tabobar usoo xidhay arday 17 ah oo dhamaysayay course logistics and procurement management ah.
31/01/2018

Xarunta RCC Burco waxa ay tabobar usoo xidhay arday 17 ah oo dhamaysayay course logistics and procurement management ah.

Address

Burao

Telephone

252634263000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Research & Consultancy Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Research & Consultancy Center:

Share