03/06/2026
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Bahda Allamagan Group Waxay Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Bahda ZAMZAM GROUP, Geerida ku Timi HOOYO XAALI YAASIIN GADID oo Ahayd ILMA-CALI JAAMAC Hooyadood.
Waxaanu Ilaahay U weydineynaa Marxuumadda Naxariistii Janno, Iyo Danbi Dhaaf , Ehelkii Iyo Qaraabadiina Samir Iyo Iimaan In Ilaahay Ka siiyo.
Waxaanu Si Gaar ah Uga Tacsiyadeynaynaa Dhammaan Ilma CALI JAAMAC
IBRAHIM SH. MAXAMUD CUMAR
Maamulka Guud Ee Shirkada
Allamagan Trading Co.