25/02/2018
Quruxsan Beauty of Nature Waxa ay kuu keentay alaab tayadeedu aad u sarayso (Originals) kuwaas oo aan lahayn wax kiimiko ah (Nature) Sida:
-Make up ka kuwii ugu dambeeyey oo original ah, noocyadii ugu dambeeyey ee dumarka ayaa kuugu diyaar ah.
- Saliiddo (Hair oils) nafaqeynaya timaha kana ilaalinaya jajabka iyo daadashada ama go'ista.
- Kiriimyo (Body lotion) dabiici ah oo u fiican jidhka.
- Shaamboo tayo sare leh oo timaha ka dhiggaya kuwa dhalaalaya oo ka hortagaya daadashada timaha iyo toxobta.
- Cadarro aad u udgoon oo aan h**e u go'ayn ahna (France original 24Hours)
- Udugyo sida: Fooxa, uunsiga, cadarada shushubka ah iwm.
Waxa kale oo aad ka heleysaa noocyada kala duwan ee dhirta dabiiciga ka samaysan sida:
Xinaha, noocyada xawaashka, qasilka ama face back, saliidda xabaasuudda, macmacaanka (Xalwad subag sixin ah ka samaysan)
- Agabka hidaha iyo dhaqanka dhar, kabo iyo go'yaal shaal ah.
Quruxsan Beauty of Nature waa meherad cusub oo lagaaga furay Gobolka togdheer magaalo madaxdiisa Burco. Waxa ay ku taalaa kasoo horjeedka masjidka badha-badha ama dhinaca galbeed ee hudheelka badha-badha.
Kala xidhiidh 0633 222249 ama 063 4408726.