Qanciye Online Market

Qanciye Online  Market Waxa aanuvkuu haynaa dhamaan dharka nooyadiisa kala duwan sida , dharka dumarka, raga, caruurta iyo waliba go'yaashii sariiraha

waxaad ka helaysaa product tayo leh iyo soo dhawayn macquula

12/12/2023

Waxan dhegaystay hadalka Sul Mahamuud guuled sharafi korkiisa ha haatee shalay ka jeediyay warbaahinta waxana iiga baxay dhar qodob

1: waxa uu taabtay colada iyo samaynta ay ku yeelatay bulshada gobolada bari intii uu dagaalku docday

2: waxa kale oo uu iftiimiyay ujeedada ka danbaysa in dagaal ka dhex dhaco habarjeclo iyo dhulbahante isago tilmaamay fartana ku fiiqay cida dabada ka riixaysa iyo qasdiga ay ka leedahay
4: waxa uu si gaara ula hadlay beelaha habar heclo isgoo ugu digay in dab lagaliyo isagoo tusaale usoo qatay dagaalo h**e u dhacay oo uu h**e uga digay lana qadan waayay isagoo tibaaxay cida maanta wadaa inay tahay kuwii h**e u waday dagaladaas cida u mashxeradaysaana tahay cidii h**e ugu mashxeradaysa kuwii h**e
5: waxa uu cadeeyay in shirkii burco ka dhacay ee belaha habarjeclo laysla qaatay in loo diyaar garoobo difaaca deganada habarjelo wax duulaana aan cid lagu qaadin wuxuna ta'kiidiyay hadalkii suldaanka guud ee habar jeclo ee ahaa waar wixii idin soo doonta iska celiya

6: suldaanku waxa luqadii ugu adkayd abid kula hadlay xukuumada fashilkaa fartana ku fiiqay danta ay ka leedahay dagaalka beelaha waxana uu u quus gooyay oo cidkastoo sacab madhan tumaysay coladaa

7: waxa iyana la hadalay wax garadkii dhulbahante ee nabada ku baaqayay in badan isagoo u tibaaxay inay qawlka iyo ficika iswaafajiyaan meelna istaagaan

Intaa ka dib waxa baraha bulshada ka bilaabantay canaasiirtii shaadhka heegada xidhnayd iyagoo isku soo shabahaya qiiradii wadaniyada ee ay dhuuxeen beri h**e nacdali ha ku dhacdee waxanay ogayn in umadii fahantay cidna aanay ka yeelayn aan ku dhiigmiirto ee ii dhimo adiguna si aan u noolaado .

Fahanay fahany fahanay oo heshiinay heshiinay
Ee heego maxaad yeeli maanta

Address

Burco
252

Telephone

+252634220784

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qanciye Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qanciye Online Market:

Share