Kaafi Fish Centre

Kaafi Fish Centre Ku soo dhawaada pageka Shirkada kaafi fish center

Kusoo dhawaada Shirkadda Kaafi Fish Center.Macmiil: ugu kaalay kaafi Fish Center.🐟 Kalluun Fresh ah oo la hubiyay Caafim...
25/04/2026

Kusoo dhawaada Shirkadda Kaafi Fish Center.

Macmiil: ugu kaalay kaafi Fish Center.

🐟 Kalluun Fresh ah oo la hubiyay Caafimaadkiisa!

💰 Qiimo macquul ah oo ku raaligelinaya!

🤝 Adeeg macmiil oo heer sare ah! Iyo shaqaale u tababaran soo dhawaynta iyo Raali-galinta macmiilka.

📍 Goobta:

Mall-ka Togdheer – Dhinaca Bari
(Suuqa Kalluunka) Kasoo hor-jeedka shirkadda Safa.

📞Wixii faah-faahin ah Fadalan Nagala soo xidhiidh Numberada Hoos ku qoran.
0 63 9450000
063 4314453
065 4314453
063 4437070

Mahadasanid Macmiil. In aad naga adeegato si joogta ah waxa ay noo tahay Sharaf. Waanan kuu mahadnaqaynaa

Kusoo dhawaada shirkada Kalluunka Ee Kaafi Fish Center oo aad Ku barateen Kalluun tayadiisu Sarayso iyo Shaqaale u Carmi...
24/06/2022

Kusoo dhawaada shirkada Kalluunka Ee Kaafi Fish Center oo aad Ku barateen Kalluun tayadiisu Sarayso iyo Shaqaale u Carmisan Shaqada ay Qabanayaan.

Shirakada Kaafi Fish Center Waxa ay Ku taalaa Magaalada Burco Gaar ahaan Xaafadda Maxamed Cali, Dhinaca Bari ee moolka Togdheer.

Wixii Faah Faahin ah kala soo Xidhiidh Telephone nada kala ah.

063 4555880/ 4306240/ 654314453.

Macmiil Mahadsanid.

Ku soo dhawaada shirkada kallunka ee kaafi fish Center, oo idiin haysa kallun saafi ah oo tayo ahaan iyo qiimo ahaan ba ...
18/06/2022

Ku soo dhawaada shirkada kallunka ee kaafi fish Center, oo idiin haysa kallun saafi ah oo tayo ahaan iyo qiimo ahaan ba idin raaligalindoona, shaqaale xirfadoodu saraysana diyaar kuugu yihiin.

Kalasoo xidhiidh

0634306240. 0634314453

10/04/2022

Kaafi fishing Center ku Soo dhawaada.

Ku soo dhawaada shirkada kallunka ee kaafi fish Center, oo idiin haysa kallun saafi ah oo tayo ahaan iyo qiimo ahaan ba ...
29/12/2021

Ku soo dhawaada shirkada kallunka ee kaafi fish Center, oo idiin haysa kallun saafi ah oo tayo ahaan iyo qiimo ahaan ba idin raaligalindoona, shaqaale xirfadoodu saraysana diyaar kuugu yihiin.

Kalasoo xidhiidh

0634306240.

16/10/2021

Ku Soo dhawaada Shirkadda Kaafi Fishing Center oo idiin haysa mallaygii oo fureesh ah.

Kala soo xidhiidh macmiil telehonada kala ah.

0634316240/ 0636755551/0634312095

KU SOO DHAWAADA SHIRKADDA KAAFI FISHING CENTER OO IDIIN HAYSA KALUUN SAAFI AH OO NADIIF AH.
15/10/2021

KU SOO DHAWAADA SHIRKADDA KAAFI FISHING CENTER OO IDIIN HAYSA KALUUN SAAFI AH OO NADIIF AH.

13/10/2021

Ku soo dhawaada shirkadda kaafi Fishing Center, oo idiin haysa kalluunkii dalkeena hooyo oo Fureesh ah,

Kala soo xidhiidh Telephonada kala ah.

0636755551/0634306240/0634312095

Muxuu u fiicanyahay Kalluunku?Waxa uu faa'ido u leeyahay.1     : Maskaxda2     : Wadnaha3     : Maqaarka4     : Difaaca ...
12/10/2021

Muxuu u fiicanyahay Kalluunku?

Waxa uu faa'ido u leeyahay.

1 : Maskaxda
2 : Wadnaha
3 : Maqaarka
4 : Difaaca jidhka
5 : Lafaha.
6 : Vitamin D
7 : Xasuusta
8 : Neerfaha

Hadaba Waxaan idinku bushaaraynayaa In Shirkadda kaafi fishing center idin hayso kalluun fureesh ah,

Qiimo ahaana idin raaligalinaya
Tayo ahaana idin qancin doona.

:

Burco: Somaliland
Togdheer Mall dhiniciise bari ka soo horjeedaka safa Group.

Qaybta labaadna waxa ay ku taalaa sariibadda Wayn ee burco albaabkeeda galbeedka.

Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh.

Telephone: 0636755551/ 0634302640/0634312095.

Ku soo dhawaada shirkada Kaafi fishing Center Oo idiin Haysa kalluun Tayo ahaan iyo Qiimo Ahaan Ba Idin raaligalinaya, S...
12/10/2021

Ku soo dhawaada shirkada Kaafi fishing Center Oo idiin Haysa kalluun Tayo ahaan iyo Qiimo Ahaan Ba Idin raaligalinaya, Sidoo kale Waxaa Kuugu Diyaar ah Shaqaale loo carmiyay Raali Galinta macaamiishooda islamarkaana Si huffan kuugu Shaqayn Doona,

Hadaba macmiil Hamoogaan shirkaddan Kaafi fishing Center.

Shirkadu Waxa Ay Ku taalaa Mall Ka Togdheer dhiniciisa bari ka soo horjeedka Shirkada safa Group

Wixii faahfaahin ah Kala soo xidhiidh.

Tel: 0636755551/ 0634306240/4312095

Mahadsanidin

Address

Burco

Telephone

+252636755551

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Fish Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share