Burao Printing Center

Burao Printing Center Burao Printing Center waa Maktabad ku taalla Magaala Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, Ugu kaallay:
1. Sawir Degdeg ah
2.

Daabacista Juwannad, Cabbirradooda kala duwan A4, A5, iyo A6.
3. Iibinta Buugta Manhajka ee Ardayda, Dugsiyada Sare, Dhexe iyo Hoose

25/03/2026

Adeeg cusub oo ay Burao Printing Center soo kordhisay.
ku xayaysiiso Meheraddaada Burao Printing Center.

17/03/2026

Gabagabada Bisha Ramadaan
فضيلة الشيخ العلامة عبد الكريم حسن حوش حفظه الله تعالى.

04/03/2026

Ardayad Galaaska 5-aad ah.
Primary & Intermediate School.

04/03/2026

Gabay tilmaamaya qiimaha Aabbaha.
Mahda Mustafe Cabdi
Primary & Intermediate School.

Maamulka Madbacadda Burao Printing Centerwaxay dhammaan macaamiishooda sharafta lehugu hambalyeynayaan curashaddaSannadk...
01/01/2026

Maamulka Madbacadda Burao Printing Center
waxay dhammaan macaamiishooda sharafta leh
ugu hambalyeynayaan curashadda
Sannadka Cusub ee 2026’ka 🎉🎆

Waxaan Alle SWT idiinka rajeynaynaa sannad
nabad 🕊️, barwaaqo 🌱, horumar 📈 iyo guulo badan 🏆✨ leh.

Sanad Wacan 2026! 🎊🤝

Dhanbaal Hambalyo 🎉Taariikh : 27/Dec/2025 📅Ka : Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Burao Printing CenterKu: Dawladda Somal...
27/12/2025

Dhanbaal Hambalyo 🎉
Taariikh : 27/Dec/2025 📅

Ka : Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Burao Printing Center
Ku: Dawladda Somaliland iyo shacabkeeda qiimaha badan

Bismilaah 🤲

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Burao Printing waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan Dawladda Somaliland iyo shacabkeeda qiimaha badan, munaasabadda taariikhiga ah ee la xiriirta aqoonsiga ay Jamhuuriyadda Somaliland Heshay. 🎊🏆

Arrintani waa guul weyn oo u soo hoyatay shacabka iyo Dawladda Somaliland, taas oo muujinaysa dedaalka joogtada ah ee lagu xaqiijinayo aqoonsi caalami ah, isla markaana xoojinaysa sumcadda iyo doorka Somaliland ee caalamka. 🌍✨

Waxaan Alle uga baryeynaa in guushan noqoto mid horseed u noqota horumar, nabad, iyo barwaaqo sii kordha, isla markaana ay keento fursado cusub oo dhanka iskaashiga iyo horumarka ah. 🤲🕊️🌱

Hambalyo, hambalyo, hambalyo! 🎉🎉🎉
Maamulka & Shaqaalaha
Burao Printing Center 🖨️

Allaa Mahad Leh......

Dad badan oo sawiradda Lottery’ga ka galay Madbacada Burao Printing ayaa ku dhoofay oo uu usoo baxay! 🌍🇺🇸Adiguna… imisa ...
10/12/2025

Dad badan oo sawiradda Lottery’ga ka galay Madbacada Burao Printing ayaa ku dhoofay oo uu usoo baxay! 🌍🇺🇸
Adiguna… imisa jeer baad sawirka lottery'ga naga gashey? 📸🤔

Address

Burco

Opening Hours

Monday 07:30 - 20:30
Tuesday 07:30 - 20:30
Wednesday 07:30 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Saturday 07:30 - 20:30
Sunday 07:30 - 20:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burao Printing Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Burao Printing Center:

Share