Abaas Abdi Ali

Call Directions Contact the business

Abaas Abdi Ali government organization

18/09/2026

Ninkaas jeegada weyn leh yaan ila raacin

18/09/2026

Madaxwene xasanwuu i baryey maalin

18/09/2026

F16 baa i duqaysay 6saac oo habeenimo talye shub

Waxa lagu xeerin waayey inuu yahay askari katirsan ciidanka xooga dalka soomaliyeed, waxaa lagu xeerin waayey diin, waxa...
10/09/2026

Waxa lagu xeerin waayey inuu yahay askari katirsan ciidanka xooga dalka soomaliyeed, waxaa lagu xeerin waayey diin, waxaa lagu xeerin waayey soomalinimo, waxaa lagu xeerinwaayey abtinimo, waxaa lagu xeerin waayey luuqadii uu kuhadlay dhimashada kahor, waxay ku tusaysaa bahalnimada iyo heerka dulinimada ah ee soomaalidu ay gaadhay 2026

02/09/2026

Bareejeeye meeluu ku haro maleh

Ciidan waligii waaa baxsan jiray,waaa dhuuman jireen, lakin madhicin in ilaa 8 probox ah iyo iskorogoyin lakireeyo oo sh...
29/08/2026

Ciidan waligii waaa baxsan jiray,waaa dhuuman jireen, lakin madhicin in ilaa 8 probox ah iyo iskorogoyin lakireeyo oo shidaal lagu shubto in halmar labaxo, waa faragalin toos ah oo larabo in soomaalidu aysan iska saarin alshabaab, laakin idam alle waan ka adkaan doonaa alshabaab insha allah

28/08/2026

Horuu kariixay foostadiisii Airpot ka dhexdiisa

26/08/2026

Sharci k**a ansaxo, oo document k**a ansaxo, dhul dowladeed waa dhul dowladeed,Md xasan shiikh iyo 14 sano kahor

23/08/2026

35 sano kadib dowlad soomaliyeed waa dhalatay dhulkiina waalarabaa

Miisaaniyada puntland waa in kabadan 300M$ sanadkii,waa maamulka labaad ee ugumiisaaniyada badan somalida marka laga yim...
23/08/2026

Miisaaniyada puntland waa in kabadan 300M$ sanadkii,waa maamulka labaad ee ugumiisaaniyada badan somalida marka laga yimaado somaliland.
Hadana waa maamulka ugu xun ee xuquuq bixinta shaaaqalaha, waligeed puntland askari ilaa shaqaale uma soo dhicin mushahar 3 ilaa 5bilood oo xidhiidh ah,waana maamulka ugu budhcad badeeda badan soomaalida, waana maamulka dhalinyaradiisu ugu tahriibka badantahay soomaalida, ujeedku maaha siciid deni oo kale ah,lkn waa madaxweyne kasta oo puntlanx soo maray ee xagay dhibaatadu kajirtaa

Address

October Street
Burco

Telephone

+252654346374

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaas Abdi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abaas Abdi Ali:

Shortcuts

Share