Axmed Guray

Axmed Guray Halkan waxaan idin kula wadaagayaa fikrado,sheekooyin iyo taariikho. Waxaanan ku metelaa naftayda.

27/10/2025
27/10/2025
14/08/2025

Deg-Deg: "Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal degdeg ah kusoo qabtay eedaysan Qadan Cabdilaahi, kadib markii ay baraha bulshada ku baahisay muuqaallo lidi ku ah qaranimada Somaliland, iyadoo gurigeeda ku buufisay calamaan aan waafaqsanayn astaanta iyo sharafta Jamhuuriyadda Somaliland.

Ciidanka ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysanta , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha'yaddaha garsoorka.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaa dhammaan dadka ku hawlan falalka Xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland."

Ciidanka Booliska JSL

29/11/2023

Galgal

Address

Burao
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Guray posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share