Aljazeera international college

Aljazeera international college Dugsiga tababarada caafimaadka iyo luuqadaha iyo saxaafada IWM your bright future is our responsibilty

๐Ÿ“ข BAAQ GARGAAR DEGDEG AHNuura waa gabadh ka tirsan bahda Aljazeera College,fasalka B (Gelinka H**e).Waxaa ku dhacay xanu...
04/08/2026

๐Ÿ“ข BAAQ GARGAAR DEGDEG AH

Nuura waa gabadh ka tirsan bahda

Aljazeera College,

fasalka B (Gelinka H**e).

Waxaa ku dhacay xanuun culus oo kelyaha ah, waxayna u baahan tahay gargaar iyo taageero degdeg ah.

Waxaa intaas u dheer in aabaheed iyo hooyadeedba ay geeriyoodeen. Alle ha u naxariisto, naxariistiisa jannadana ha ka waraabiyo.

Nuura waxay sidoo kale haysataa laba carruur ah oo yaryar oo u baahan daryeel.

Waxaan si xushmad leh uga codsanaynaa dhammaan dadka kheyrka jecel inay gacanta u fidiyaan walaasheen Nuura, iyadoo wax kasta oo yar ay noqon karaan gargaar weyn.

Lacagaha waxaa lagu diri karaa:

ZAAD (Hibaaq): 063-7813602

E-DAHAB: 065-8744787

๐Ÿคฒ Alle ha u boogo dhayo, caafimaad degdeg ahna ha siiyo. Aamiin.

Warbixinta oo faahfaahsan waxaad ka daawan kartaa weriye Baylood:
https://www.facebook.com/share/v/1DWK97jHRX/

04/08/2026

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AH

๐ŸŽ“ ALJAZEERA COLLEGE

WAAXDA LUUQADAHA

Waxaa dhammaan lagu wargelinayaa ardayda sanadkan ka qalin-jebin doonta Waaxda Luuqadaha, gaar ahaan Luuqadda English-ka, inay yimaadaan Xafiiska Guud ee Waaxda Luuqadaha.

๐Ÿ“… Taariikh: Khamiis, 13/08/2026
๐Ÿ•“ Waqti: 4:00 Galabnimo

Ardayda loo yeedhay:

โœ… Kuwa aan weli dhammaystirin bixinta lacagaha.
โœ… Kuwa ay jiraan waxyaabo kale oo ka dhiman shuruudaha qalin-jebinta.

โš ๏ธ Fadlan

Wakhtiga ilaaliya, fariintuna waa mid muhiim ah.

โ˜Ž๏ธ Tell: 063-4306161
โ˜Ž๏ธ Tell: 065-4306161

ALLE AYAA MAHAD LEH

OGEYSIISALJAZEERA COLLEGE wuxuu ugu bishaaraynayaa dhammaan bahda waxbarashada jecel in la furay diiwaangelinta Sanad-du...
31/07/2026

OGEYSIIS

ALJAZEERA COLLEGE wuxuu ugu bishaaraynayaa dhammaan bahda waxbarashada jecel in la furay diiwaangelinta Sanad-dugsiyeedka 2026โ€“2027.

Waxaanu kuu diyaarinay koorsooyin kala duwan oo loogu talagalay carruurta, dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee waxbarashadu ka habsaantay, wiilal iyo habloba. Waxbarashadu waxay ku soconaysaa hab casri ah oo ardayga u sahli doona inuu gaadho heer sare oo aqooneed.

Wakhtiyada Waxbarashada:

Gelinka H**e

Gelinka Dambe

Habeenkii

Maadooyinka la Baranayo

Af-Soomaali

Af-Ingiriisi

Af-Carabi

Qur'aanka Kariimka

Xisaabta heer kasta

Far-qurxinta

Sidoo kale waxaad ka heli doontaa:

Kaabista ardayda dugsiyada hoose, dhexe iyo sare.

Hal-ku-dheg:
"Habsaamin, higsso khayrkaa."

Goobta:
ALJAZEERA COLLEGE wuxuu ku yaal Xaafadda October, agagaarka Nasteexo, dhinaca bari ee laamiga weyn.

La Soo Xidhiidh:

Telesom: 063-4306161

Somtel: 065-9332549

ALJAZEERA COLLEGEWaxa uu ogeysiinayaa ardayda,waalidiinta, macalimiinta iyo guud ahaan maamulkaba in01/08/2026 lagu soo ...
31/07/2026

ALJAZEERA COLLEGE
Waxa uu ogeysiinayaa ardayda,waalidiinta, macalimiinta iyo guud ahaan maamulkaba in
01/08/2026 lagu soo noqonayo dugsiga
Sanad dugsiyeedka cusub ee 2026 to 2027

Come back to your aljazeera college burco
Sabtida
Tell:063-4306161/9332549

Fasaxaaga Fursad u badal | New English Speaking Coursewhatsapp:063-4306161Tell:065-9332549
05/07/2026

Fasaxaaga Fursad u badal | New English Speaking Course
whatsapp:063-4306161
Tell:065-9332549

sabtida waxa inoo bilaabmi doona imtixaankii sanad laha ahaa qaybta waxbarashada dad ban iyo qaybta courseyada luuqadaha...
16/06/2026

sabtida waxa inoo bilaabmi doona imtixaankii sanad laha ahaa qaybta waxbarashada dad ban iyo qaybta courseyada luuqadaha gaar ahaan qaybta dadban waana imtixaankii laga qaadayey ardayda sanad kii 2025-2026
Jadwalka imtixaanka

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ โ€“ FASALO CUSUB june  2026 ๐ŸŽ“ Maamulka AL-JAZEERA COLLEGE BURCO waxa uu si xushmad leh ugu wargelinayaa...
02/06/2026

๐Ž๐†๐€๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡ โ€“ FASALO CUSUB june 2026 ๐ŸŽ“

Maamulka AL-JAZEERA COLLEGE BURCO waxa uu si xushmad leh ugu wargelinayaa dhammaan dadka jecel waxbarashada luuqadaha Englishta iyo carabiga ,sidoo kale waxa laguu diyaariyey waxbarashada dadka waa weyn iyo kuwa ka habsaamay waxbarashada fasalo u gaara oo lagu dhisi doono aqoontooda iyo akhlaaqdooda

โœ… Fasallada cusub ee Diploma Programs waxa si rasmi ah u bilaabanaya horaanta Bisha june 2026.

Koorsooyinka Diploma ee Bilaabanaya:

1๏ธโƒฃ Diploma of English
2๏ธโƒฃ Diploma of Arabic
3๏ธโƒฃ Diploma of pharmacology
4๏ธโƒฃ Diploma of Health
5๏ธโƒฃ Diploma of journalism
6๏ธโƒฃ Diploma of Nutrition

WhatApp: 063-4306161/065-4306161

๐Ÿ‘‰ Wixii Faafahin Ah Nagala Soo Xidhiidh :-
โ˜Ž๏ธ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ ๐๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ / ๐‚๐š๐ฅ๐ฅ :- 063-4306161
๐ŸŒ ๐‹๐Ž๐‚๐€๐“๐ˆ๐Ž๐ :- Ku dhegan farmasiga Qaran laamiga eegaya qaybta konfureed iyo qaybta waqooyibari iska soo horjeeda - Burco -aktoobar

27/05/2026

Eidul Adxaa Mubaarak

ALJAZEERA INTERNATIONAL COLLEGE
wuxuu hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta Machadka Ciid wanaagsan, Ciidaan ciideeda bashbash iyo barwaaqo Allaha nagu gaarsiiyo.

Ciidul Adxaa waa maalin weyn oo xambaarsan fadli, cibaado, iscafis, iyo isku naxariisasho. Waa fursad lagu xoojiyo midnimada, jacaylka, iyo garab istaagga bulshada.

Ugu dambeyn, MAC-HADA ALJAZEERA COLLEGE wuxuu idiin rajeynayaa Ciid farxad leh iyo maalmo kheyr badan. Ciid Mubaarak dhammaantiin. ๐Ÿค
ุจุฎูŠุฑ
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒธ



college

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐„๐ˆ๐ƒ ๐€๐‹-๐€๐ƒ๐‡๐€ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š โœจ๐ŸŒ™

Maamulka, Macallimiinta, Howlwadeennada iyo Ardayda Aljazeera international college waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah.
munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa.

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu inaga aqbalo acmaasha suuban, caafimaad iyo nabadgelyo nagu gaadhsiiyo ciidan teeda kale.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒธ



college

fans

UDIYAARGAROWGA 18MAYWaxa Aljazeera college qaybta luuqadaha iyo sayniska waxa lagu qabtay xaflada loogu diyaargaroobayey...
16/05/2026

UDIYAARGAROWGA 18MAY

Waxa Aljazeera college qaybta luuqadaha iyo sayniska waxa lagu qabtay xaflada loogu diyaargaroobayey munaasibada weyn ee 18may ,madashaas oo lagu soo bandhigay taariikhda somaliland ilaa 1960 ilaa halgankii gobonimo doonka iyo dib ula soo npqashadii qaranimo ee somaliland oo aan ka madaxbanaanay wixii la isku odhan jiray somali weyn ,waxa ka soo qayb galay madax ka socotay somaliland ,arday ,macalimiin, aqoonyahano ka socday wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta somaliland ,waalidiin kala duwan .halkaas oo ardayda dib loo xasuusiyey qaranimada wixii loo soo maray ,iyo dardaarano la xidhiidha adkaynta iyo wada jirka umada somaliland .

Address

October
Burco

Telephone

+252634306161

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aljazeera international college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aljazeera international college:

Shortcuts

Share