Abdi ibro abdi

Abdi ibro abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi ibro abdi, Business service, Burco.

22/10/2020

Send a message to learn more

Qiimo u yeelida madaxdaadu waa waajib diiniya!Caawa waxay ahayd habeen taariikhiya,Wax badan baa la ga yidhi taariikhda ...
02/05/2019

Qiimo u yeelida madaxdaadu waa waajib diiniya!

Caawa waxay ahayd habeen taariikhiya,
Wax badan baa la ga yidhi taariikhda madax weynihii h**e ee somaliland laakiin lama so wada koobin wax yaalo badan ayaa hadhsanaa.
Waxan se odhan karaa inihii ugu qiimaha badna waa la taabtay,

Waxa aad uso buux dhaafiyay dadweyne qiimo iyo maamuus ku leh somaliland oo anan so koobi karin.

Waxan si gaara ugu mahadnaqayaa wasiir aan runtii odhan karo waa wasiiradii ugu firfir coona mudadii ay xilka haysay dawladii siilaanyo.

Waa shakhsi aan odhan karo wuxu u qalma madax weynaha "6" ee Somaliland.
Wuxana si sharfan oo karaamo leh uga hadlay madashii macalinkiisi siyaasada.

Mahmoud Hashi Abdi

20/01/2018

" ayuu ii tuuray Bar Bar "

Address

Burco

Telephone

+252634273714

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi ibro abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share