Buhodle Online Shopping BOSH

Buhodle Online Shopping BOSH Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Buhodle Online Shopping BOSH, Business service, Buuhoodle.

sharikadda BOSH waxa ay ugu war gelinaysaa macaamisheda inay uhayso computer cusub oo iib ah computerka oo lagu iibiayo ...
25/05/2019

sharikadda BOSH waxa ay ugu war gelinaysaa macaamisheda inay uhayso computer cusub oo iib ah
computerka oo lagu iibiayo qiimo macquula

XOGTA COMPUTERKA
( name of computer) ASUS
( precesoor) 1.60
( RAM) 4 GB
( SYSTEMTYPE ) 64 bit
( WINDOWS 10 )

FADLAN MACMIIL NALA SOOXIDHIIDH HADDIII AAD UBAAHAN TAHAY

Bishaaro Bishaaro BishaaroShirkada Buhodle Onlin Shopping Bosh Waa shirkad u Shaqayn Doonta Qaab Onlin ah  waana Shirkad...
22/05/2019

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Shirkada Buhodle Onlin Shopping Bosh
Waa shirkad u Shaqayn Doonta Qaab Onlin ah waana Shirkad Nooceeda ugu Horeeyay ee Laga Hirgaliyo Gobolka Cayn Buhodle

Adeegyada Ay qaban Doonto waxaa ka mid ah ii binta qalabka Tiknoolajiyada,Agabka,Guryaha,Iibinta Dhulalka,Gaadiidka ,kiraynta Guryaha Iyo Iibintooda

Shirkada BOSH waxay u Dhexayn Doontaa Mulkii laha U baahan In Uu Alaab iska Iibiyo iyo Macmiilka U Baahan In Uu Alaabtaas Helo Hano qoto Alaab Horay Loo Isticmaalay Ama Mid cusub

Balan Teenu waa Amaano iyo Adeeg Hufan U Adeega Dadkeenu waa Masuuliyad Ina Saaran

wixii Faah Faahin ah nagala Soo Xidhiidh

Tell:0634987331 Ama 4987922

Address

Buuhoodle
2522

Telephone

+252659310126

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buhodle Online Shopping BOSH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share