Taabo official 1

Taabo official 1 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taabo official 1, Business service, Erigavo, Ceerigaabo.

10/05/2023

لا تعتمد على أجد🌍

16/02/2023

maalmuhu way socdaan waqtiguna marba heer noqo mid ku talaabsada hankiisa
🎴🎴🎴

06/02/2023

إلزم الإستغفار💥

02/02/2023

Sheeko qosol badan.
Juxaa iyo Xarig:
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Juxa hooyadii ku tiri: hooyo maanta waan Allah baryayaa ee lacagtan qaad oo suuqa aad,waxaadna innooga soo iibisaa neef Ari ah?
Juxa intuu suuqii tegay ayuu soo gaday neefkii Ariga ahaa kaddibna wuxuu isku dayay in uu soo qaado/ xambaaro dhib iyo rafaad badan kaddib ayuu keenay isaga oo neefkii sida/ xambaarsan.
Hooyadii ayaa la yaabtay oo tiri:hooyo maxaa kuugu dhacay,ma waxaad garan weyday in aad suuqa xarig ka qaadatid kaddibna neefka surka/qoorta kaga xirtid markaana aad soo kaxaysid?

Juxa ayaa yiri:hooyo,hadda ma garan laakiinse marka xiga ayaan samayn doona saas.

Maalmo kaddib ayaa mar kale hooyadii tiri:hooyo maanta lacagta way innagu yar tahaye bal waxaad inoo soo iibisaa hal xabbo oo digaagad/dooro ah.

Juxa suuqii ayuu tegay wuxuuna soo gaday digaaggii, kadibna wuxuu iibsaday xarig kaddibna surka/qoorta ayuu digaaggii uga xiray wuuna soo kaxaystay.

Gurigii markuu yimid ayaa hooyadiis aragtay digaaggii oo bakhtiyay markaas bay ku tiri: hooyo maxaad sidan u yeeshay?,Juxa wuxuu yiri:hooyo adiga ayaa i yiri sidaa yeel oo xarig ku soo kaxeey. Hooyadiis yaab!!!

02/02/2023

Address

Erigavo
Ceerigaabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taabo official 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share