Hambalyo Business Center

Hambalyo Business Center shirkadda hambalyo waxay iibisaa Raashinka, Bagaashk, Qalabka guryaha. Aqalada.shoppingka iyo agabka ppgasta.

10/08/2026

Haajji Ahmed Hambalyo Soodhowaynta Culimada iyo Hadhimo sharafeed ay Shirkada Hambalyo Group ku maamuustay Culimadii uu Hogaaminayey Sheikh Maxamuud Xaliike oo degmada Dhahar uga qayb galay nadwa Cilmiyeed,

KA FARXI CIYAALKA OO UGA ADEEG HAMBALYO HOME APPLIANCES TEL 090 5555339
09/07/2026

KA FARXI CIYAALKA OO UGA ADEEG HAMBALYO HOME APPLIANCES
TEL 090 5555339

π—¦π—›π—œπ—₯π—žπ—”π——π—” π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’ π—¦π—¨π—£π—˜π—₯ 𝗠𝗔π—₯π—žπ—˜π—§ π—šπ—₯𝗒𝗨𝗣,IYADOO KA DUULAYSA XAALADDA ADAG EE ABAARAHA IYO DADKA AAN AWOODIN AFURKA,WAXAY GUR...
27/02/2026

π—¦π—›π—œπ—₯π—žπ—”π——π—” π—›π—”π— π—•π—”π—Ÿπ—¬π—’ π—¦π—¨π—£π—˜π—₯ 𝗠𝗔π—₯π—žπ—˜π—§ π—šπ—₯𝗒𝗨𝗣,
IYADOO KA DUULAYSA XAALADDA ADAG EE ABAARAHA IYO DADKA AAN AWOODIN AFURKA,
WAXAY GURMAD DEG-DEG AH GAARSIISAY 50 QOYS OO KU NOOL DEGMADA DHAHAR IYO NAWAAHIGEEDA.

Hambalyo super market groups Adeeg hufan iyo qiima jaban degdegsiimo ugu kaalay
19/03/2025

Hambalyo super market groups

Adeeg hufan iyo qiima jaban degdegsiimo ugu kaalay

23/06/2024

Shirkada hambalyo qaybta maacuunta
Kusoo dhowaada gacmo furan 0905555339

Masuuliyiinta shirkada Hambalyo super market groups ayaa ciyaartoydi ku ciyaaraysay Magaca shirkada Hambalyo ee ku guula...
15/04/2024

Masuuliyiinta shirkada Hambalyo super market groups ayaa ciyaartoydi ku ciyaaraysay Magaca shirkada Hambalyo ee ku guulaysatay koobki bisha Ramadan ka socday degmada dhahar u sameyey casha sharaf iyo gudoonsiibta abaalmarino ay ugu talagalay Companygu

Hambalyo super market groups waxay Hambalyo u dirayaan xulkooda koobka ramadaanta degmada dhahar oo ku guulaystay koobka...
12/04/2024

Hambalyo super market groups waxay Hambalyo u dirayaan xulkooda koobka ramadaanta degmada dhahar oo ku guulaystay koobka Hambalyo Hambalyo Hambalyo Mar walba companyga Hambalyo super market groups xarumaheeda Bosaaso iyo dhahar waxay garab taaganyihiin dhallinyarada

26/03/2024

Macaamiishadaya sharafta leh markasta noogu kaala adeeg dhamaystiran qiima idin raali geliya iyo Deg degsiimo

26/03/2024

Ramadan Kareem macaamisha sharafta leh

Address

Dhahar
252

Telephone

+252907725596

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hambalyo Business Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hambalyo Business Center:

Shortcuts

Share