Gurmad Polyclinic Centre

Gurmad Polyclinic Centre KUSOO DHAWAAW GURMAD POLY CLINIC CENTER,WAXAAD NAGA HELEEYSAA DARYEEL CAAFIMAAD IYO DAWO TAYO LEH. Nagalasoo xarii
0613337033

πŸ’§ Shubanka iyo Fuuqbaxa β€” Ha Yaraysan!Shubanku wuxuu sababi karaa fuuqbax, gaar ahaan carruurta iyo waayeelka. Haddii aa...
31/08/2026

πŸ’§ Shubanka iyo Fuuqbaxa β€” Ha Yaraysan!
Shubanku wuxuu sababi karaa fuuqbax, gaar ahaan carruurta iyo waayeelka. Haddii aan si degdeg ah loo daryeelin, wuxuu khatar ku noqon karaa caafimaadka.
πŸ‘¨β€βš•οΈ Ha sugin in xaaladdu ka sii darto β€” raadso daryeel caafimaad waqtigiisa.
πŸ₯ Gurmad Polyclinic β€” Caafimaadka Bulshada Waa Himiladeenna.
πŸ“ž +252 618 280228 | +252 613 337033
πŸ“ Guriceel-Galgaduud, Galmudug Somalia

Caafimaadka Dheefshiidka πŸ©ΊπŸ’šMa ogtahay in qaar ka mid ah caadooyinka maalinlaha ah ay saameyn ku yeelan karaan caafimaadk...
22/08/2026

Caafimaadka Dheefshiidka πŸ©ΊπŸ’š

Ma ogtahay in qaar ka mid ah caadooyinka maalinlaha ah ay saameyn ku yeelan karaan caafimaadka hab-dhiska dheefshiidka?

Waxaa ka mid ah:
πŸ”Ή Cunista degdegga ah ama calalinta la’aanta
πŸ”Ή Cabista biyo yar
πŸ”Ή Cunto aan dheellitirnayn

Daryeelka caafimaadka dheefshiidka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadka guud. 🩺

πŸ“ Gurmad Polyclinic – Guriceel, Galgaduud, Galmudug
πŸ“ž +252 618 280228 | +252 613 337033

Caafimaadka Bulshada Waa Himiladeenna. πŸ’šπŸ’™

19/08/2026

Marka caafimaadkaagu u baahdo daryeel sax Gurmad Polyclinic Centre waa doorashada saxda ah

Qeybteena Farmashiga Gurmad Polyclinic Centre Waxaa kuugu diyaar ah daawooyin tayo sare leh.
12/08/2026

Qeybteena Farmashiga Gurmad Polyclinic Centre Waxaa kuugu diyaar ah daawooyin tayo sare leh.

πŸ₯Gurmad Polyclinic Centre  waxay diyaar u tahay la-talin iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.πŸ“ž Nagala soo xiriir...
08/08/2026

πŸ₯Gurmad Polyclinic Centre waxay diyaar u tahay la-talin iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
+252 618 280228
+252 613 337033
πŸ“ Guriceel – Galgaduud, Soomaaliya
Gurmad Polyclinic β€” Caafimaadka Bulshada Waa Himiladeenna.

Jumca mubaarak.
07/08/2026

Jumca mubaarak.

Xarunta Gurmad Polyclinic Centre waxaa kuugu diyaar ah adeegyo sheybaar oo casri ah.
03/08/2026

Xarunta Gurmad Polyclinic Centre waxaa kuugu diyaar ah adeegyo sheybaar oo casri ah.

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaanteena koobaad. Gurmad Polyclinic Centre
01/08/2026

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaanteena koobaad.
Gurmad Polyclinic Centre

πŸŒπŸ’š World Hepatitis Day | July 28Beerku waa xudunta caafimaadka jirkaaga. Hepatitis waa cudur saameeya beerka, balse ka h...
28/07/2026

πŸŒπŸ’š World Hepatitis Day | July 28

Beerku waa xudunta caafimaadka jirkaaga. Hepatitis waa cudur saameeya beerka, balse ka hortaggiisu waa suurtagal, daaweyntiisuna waa muhiim marka goor h**e la ogaado.
βœ… Iska tallaal Hepatitis B
βœ… Isticmaal qalab caafimaad oo nadiif ah
βœ… Is baar haddii aad halis ku jirto
βœ… La tasho dhakhtar haddii aad dareento calaamado
Caafimaadka beerkaaga maanta ilaali, si aad berri caafimaad ugu noolaato.
πŸ“ Gurmad Polyclinic – Guriceel, Galmudug
πŸ“ž +252 618 280228 | +252 613 337033

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252612772323

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad Polyclinic Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share