13/09/2022
Saadaali oo ku guulayso $15.
kulanka Bayern vs Barcelona (champions league) wakhtiga caawa 10:00pm East Africa.
Shuruudaha saadaalinta
1. Like saar page kan
2. Share garay postiga
3. Sheeg natiijada ay ciyartu ku dhaman donto
4. Saadaalintu waxay ku egtahay 9:30pm( 30 daqiiqo ka hor bilawga ciyaarta)
F/G: guulaystuhu wuxu noqon doona qofka koobaad ee wada buxiya shurudaha, hadii aad katagto mid kamid ah shuruudahan waxaa guulaysan doona qof labaad ee buuxiya dhaman shurudaha.