Abdikani Hassan

Abdikani Hassan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdikani Hassan, Business service, Xero-darawiish, Gaalkacyo.

Rabiyoow Spain caawa guusha sii'
19/07/2026

Rabiyoow Spain caawa guusha sii'

Iiraan ayaa hambalyo u dirtay afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka, haweeneyda lagu magacaabo Caroline Levitt, kadib mark...
11/05/2026

Iiraan ayaa hambalyo u dirtay afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka, haweeneyda lagu magacaabo Caroline Levitt, kadib markii ay noqotay hooyo, iyagoo sidoo kale weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Donald Trump.

Caroline Levitt ayaa dhalashada gabadheeda ku shaacisay barta Instagram-ka 7-dii May. Safaarado Iran leedahay oo ku yaalla dalal kala duwan ayaa ka falceliyay qoraalkaas.

Safaaradda Iran ee Armenia ayaa dib u faafisay qoraalkeeda, waxayna tiri:

"Hambalyo ayaan kuu soo direynaa. Carruurtu waa kuwo aan waxba galabsan oo qurux badan. 168 carruur ah oo lagu dilay iskuulka Minab oo uu weeraray madaxaaga Donald Trump, adiguna aad taageertay, iyaguna waxay ahaayeen carruur."

BBC SOMALI

02/04/2026

sida Faras

Address

Xero-darawiish
Gaalkacyo

Telephone

+252907516325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikani Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share