Amaana

Amaana Business Centre

26/11/2021
09/11/2021

Ganacsiga dadbaa cumrigooda dhan ku dhex jirkiisa ku bixiya, sidaasna ku bartay.
Dadka qaarna dhowr sano ayay Macaahid sare iyo Jaamacado usoo dhigteen si ay u bartaan.
Waxaan halkan idin kula wadaagayaa Muuqaal YouTubeka ku jira, kaasoo fahan ahaan qofka si weyn uga dhisaya dhanka Ganacsiga, sidoo kalena dad badan waxay sanado badan ku baranayeen ayaa 2 saacadood ku baranaysaa insha Allah.
Af English waaye muuqaalka, haddii aad luqaddaas taqaanid, oo Ganacsigana xiisaynaysid daawo oo ka dharag:
Lifaaqa waa kan: https://www.youtube.com/watch?v=RFDaxPoGA6U&t=3563s
Fiid wanaagsan 😊

09/11/2021

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907357202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amaana posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share