Alma online

Alma online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alma online, Business service, Gaalkacyo.

Waa ino diyaar macamiisheena sharafta mudan kabihii dumarka aad naga sugayseen @ Alma online.Waana tafaariiq Size: 36,37...
03/10/2020

Waa ino diyaar macamiisheena sharafta mudan kabihii dumarka aad naga sugayseen
@ Alma online.
Waana tafaariiq
Size: 36,37,38,39,40
Colour: black,red,blue,dark blue.
Nagala so xiriir what's app number wixii dalab iyo faahfahin ah : 0907054803 ama 0907623724.

Mahadsanid macmiil

ALMA ONLINE waxay idiin keentay kabo dumar oo tayo iyo qurux leh .Design: kabo cidhib leh.Size: 37,38,39,40,41Colour: bl...
02/09/2020

ALMA ONLINE waxay idiin keentay kabo dumar oo tayo iyo qurux leh .

Design: kabo cidhib leh.
Size: 37,38,39,40,41
Colour: black,creamy,red,blue

Wixii faahfaahin ama dalab kala xiriir what's app numbers kala ah
7054803
7623724

02/09/2020

Available online

Available now  online.Waxaad ka heli kartaa   online.
08/08/2020

Available now online.
Waxaad ka heli kartaa online.

Kusoo dhawow gacmo furan Alma online.

Qalabkaan wuxuu kuu sahlayaa inaa inuu design qurux badan kuugu sameeyo burka noocyadisa kala duwan sida Pancake iyo ukunta.

Waxaad nagala soo xariiri kartaa numbrkan +252907054803.

Wuuna kugu soo gaarayaa goobta aad joogta.

Agab tayo leh iyo qiima ku raalligaliya 👏👏😍

30/07/2020
أضحى مبارك للأمة العربية والإسلامية جميعا.ينعاد علينا وعليكم بأحسن حال بالصحة والسلامة والأمان.كل عام وأنتم بألف خير .
30/07/2020

أضحى مبارك للأمة العربية والإسلامية جميعا.
ينعاد علينا وعليكم بأحسن حال بالصحة والسلامة والأمان.
كل عام وأنتم بألف خير .

21/07/2020

Soo dhawaada macaamiisheena sharafta mudan , waxaan idiin keennay Blender Machine ku sahlaya inaad si fudud wax ugu shiidato, sidoo kale meelkastoo aad rabtana aad la 'aadi karto 🥰🥰🥰🥰 waxaad ugu soo hagaagta Alma Online , ama nagala soo xariir numbaradda sawirka ka muuqda ❤️.

By WhatsApp +252907054803

Macmiil ALMA ONLINE  MARKET. waxay idiin keentay toobab/ saakooyin/ canbuuro design qurxoon.Size/ number kooda waa: L M ...
20/07/2020

Macmiil ALMA ONLINE MARKET. waxay idiin keentay
toobab/ saakooyin/ canbuuro design qurxoon.
Size/ number kooda waa:
L M XL XXL
ama
54 ilaa 60

Wixii faahfaahin ama dalab ah fadlan kala xiriir
0907623724 ama 0907054803.

Macmiil waxaan idiin keenay mar kale kabahaad wada sugayseen.Dhamaan macaamiisheenii ay ka dhamaadeen markii h**e waa id...
20/07/2020

Macmiil waxaan idiin keenay mar kale kabahaad wada sugayseen.
Dhamaan macaamiisheenii ay ka dhamaadeen markii h**e waa idiin diyaar hada iyagoo design cusub ah aadna tayo u leh.

New design / buud dumar
Size: 36 37 38 39 40 41
Colour: black&bink

Wixii faahfaahin iyo dalab ah kala xiriir ALMA ONLINE MARKET.
0907623724 ama 0907054803

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907054803

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alma online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share