Somali Media+

Somali Media+ Somali Media Plus 📺
Warar • Madadaalo • Xog La Hubo
La soco wixii cusub ee Soomaaliya & Caalamka 🌍
👉 Follow saar si aadan u seegin

11/06/2025
Caaqil Travel &Cargo  Hel fiisayaasha wadamada Tanzania, India, Uganda, Kenya & Masar—si dhakhso ah, fudud, oo qiimo jab...
01/05/2025

Caaqil Travel &Cargo

Hel fiisayaasha wadamada Tanzania, India, Uganda, Kenya & Masar—si dhakhso ah, fudud, oo qiimo jaban!

India – $400 | 14 maalmood oo shaqo

Tanzania – $340 | 7 maalmood

Masar – $185 | 12 maalmood

Kenya – $80 | 3 maalmood

La xiriir Caaqil Travel & Cargo maanta oo bilow safarkaaga!
Gmail = [email protected]
Lambarka telefoonka 🤳+Whatsapp = 0907858775
+252 907 794 680 (Call + Whatsapp)

Caaqil Travel &Cargo  Hel fiisayaasha wadamada Tanzania, India, Uganda, Kenya & Masar—si dhakhso ah, fudud, oo qiimo jab...
25/04/2025

Caaqil Travel &Cargo

Hel fiisayaasha wadamada Tanzania, India, Uganda, Kenya & Masar—si dhakhso ah, fudud, oo qiimo jaban!

India – $400 | 14 maalmood oo shaqo

Tanzania – $340 | 7 maalmood

Masar – $185 | 12 maalmood

Kenya – $80 | 3 maalmood
Uganda -$145|4 days

La xiriir Caaqil Travel & Cargo maanta oo bilow safarkaaga!
Gmail = [email protected]
Lambarka telefoonka 🤳+Whatsapp = 0907858775
+252 907 794 680 (Call + Whatsapp)

Wargelin:Shirkadda Caaqil Travel and Cargo waxay walaac ka muujinaysaa hab-dhaqanka Wasaaradda Gaadiidka iyo Hay'adda So...
21/01/2025

Wargelin:

Shirkadda Caaqil Travel and Cargo waxay walaac ka muujinaysaa hab-dhaqanka Wasaaradda Gaadiidka iyo Hay'adda Socdaalka ee Dowladda Federaalka.

Kadib markii lacago xad-dhaaf ah lagu soo rogay diyaaradaha ka duula garoonka Aden Cadde, waxaan muddo isku daynay in Wasaaradda iyo Hay'adda Socdaalku wax ka beddelaan dhaqankaas, gaar ahaan lacagaha maalin kasta lagu kordhiyo. Nasiib darro, dadaalladaas waxay ku dhammaadeen is-afgaranwaa.

Sidaas darteed, waxaan go'aansanay inaan joojino duulimaadyadii laga bilaabo Arbacada berri ah. Waxa kale oo aan iska diidnay inaan kordhinno qiimaha tikidhada, taas oo sababi lahayd sicir-barar (ticket price inflation) oo saameeya macaamiisheena.

Caaqil Travel and Cargo waxay ka raalli-gelinaysaa rakaabkii iyo macaamiishii maanta garoonka lagu hakiyay saacado dheeraad ah.

15/12/2024

Visaha Masar ama Egypt waa diyaar

Address

Gaalkacyo
252

Telephone

+252907608797

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Media+ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Media+:

Share