Cabdulaahi maxamuud axmed

Cabdulaahi  maxamuud axmed Gh

25/05/2020

Dowladda Soomaliya waxay xaqiijisay mucjisooyin intii lagu jiray Covid-19, taas oo ay ku guul-daraysteen Dowlado tun wayn oo dunida kamid ah.

Bixinta mushaaraadka Dowladda, Canshuur dhaafka raashinka, lacagta Covid-19 loo qoondeeyey, ka jawaabidda Fatahaadaha soo booday, soo celinta Muwaadiniinta xayirmay, dhiira-galinta joogtada ah ee dhaqaatiirka ku howllan bad-baadinta, intaas oo dhan waa mucjisooyin marka la fiiriyo tabarta dhaqaale, Siyaasad iyo duruufta adag ee Somaliya.

Diyaarinta qorshayaal Siyaasad dhaqaale oo la fal-galayo duni ay yaraan doonto deeq bixinta, shaqaalaysiinta, kaalmooyinka, isku tashiga iyo wax-soosaarkana uu hagi doona waa marxalada laga sugayo hada Dowladda.

.

Cali Somali

25/05/2020

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdulaahi maxamuud axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share