11/12/2025
π GUULAYSTAHA SAADAASHA π
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno guuleystaha saadaashii kulanka Real Madrid π Man City π―
π Guuleyste: Hon Ahmed Arab
Saadaashiisu waxay ahayd: Man City 2 β 1 Real Madrid
Waxuuna si buuxda u fuliyay dhammaan shuruudihii tartanka. βοΈ
π΅ Abaalmarinta: $10
Ku hambalyeeyo guuleystaha! π
Dhammaan ka qaybgalayaasha kale waa ku mahadsan tihiin waqtigiina iyo xiisaha aad u muujiseen tartanka.
La soco tartamada soo socda ee Zaki Star Global Trading β fursado badan ayaa imanaya! β¨