15/09/2025
Warkii meel fog buu gaaray.... Waana wax bilaw ah in qof isim ah bulshada magac ku dhex leh si fudud loo dilo waliba diyaarado loo adeegsado wax ka badana wasoo socdaan hadaan laga hor tagin ama aan wax laga qaban...
Ilaahay Naxariistii jano hasiiyo Nabadoonka
guud ahaan reer maakhir samir iyo iimaan gaarahaana qoyskii uuka baxay..