25/12/2016
Maraq qudaareedka yumis
(Yaabis iidaan )
Wuxuu ka koobanyahay
Bataato, kabsar, karoto, xawaash, toon ,basal, filfil, iyo CUSBO
wuxuu Cuntada u keenaa caraf iyo dhadhan wanaagsan
Waa qudaar isu dheeli tiran Oo leh dhadhan aad u sarreeya