Bulal Business and Economic consultancy

Bulal Business  and  Economic consultancy Business and Economic Consultancy Firm

14/12/2019
Adeegyadeena/Our  products
21/10/2019

Adeegyadeena/Our products

Wakaalada  tala bixinta  Ganagsiga iyo dhaqaalaha Bulal Business and Economic Consultancy Firm waxay  idin ay haysaa dha...
13/10/2019

Wakaalada tala bixinta Ganagsiga iyo dhaqaalaha Bulal Business and Economic Consultancy Firm waxay idin ay haysaa dhamaan documents ganacsiga iyo tallo bixinta arimaha dhaqaalaha.
Adeeyada wakaalada bixiso waxaa ka mid ah :1. Diyaarinta qorsheyaasha ganacsiga ( business plans)
2. Diyaarinta hindisayaasha ganacsiga ( business proposals)
3.maamulka khayraad aadamaha oo ka kooban dhamaan documents la xiriira shaqalaynta iyo maamulka shaaqalaha( human resource)
4. Hawlgada ganacsiga iyo wax soo iibsiga ( business operations and logistics)
5. Maaliyada iyo xisaabaadka ganacsiga ( busines finance and accounting)
6. Firkadaha ganacsi ee dalka ka jira ( business Ideas).
7. Suuq gaynta ganacsiga ( business marketting)
8. Arimaha shuruucada ganacsiga ( business legal issues).
9. Shuruucda iyo heshiisyada la xiriira hantida ma-guurtada ah ( real estate)
10. Kormeerka iyo baarista ganacsiga ( monitoring and evaluation)

Address

Garowe, Main Road
Garoowe

Telephone

+252907634690

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulal Business and Economic consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulal Business and Economic consultancy:

Share