Cosob Agribusiness and consultancy.

Cosob Agribusiness and consultancy. �degalka shirkada Beeraha Cosob �

Asc dhamaan beeralayda soomaaliyeed , waxaanu idinku bishaaraynaynaa in shirkada cosob ay si rasmi ah u bilowday keenida...
18/12/2024

Asc dhamaan beeralayda soomaaliyeed , waxaanu idinku bishaaraynaynaa in shirkada cosob ay si rasmi ah u bilowday keenida alaab waliba oo beertu u baahan tahay gaar ahaan sumaha( chemicals) iyo abuurka( seeds) kuwaas oo ah kuwo tayo wanaagsan leh xulashadooduna socotay in muddo ah, sidoo kale maadaama hadda lagalay waqtigii qabowga cudurada iyo cayayaankuna siyaadaan shirkadu waxay xooga saartay inay bulshada u keento cudur iyo cayayaan walba daawada ku haboon , cudurada iyo cayayaanada aanu daawadooda rasmiga ah bulshada ka haqab tiri doono waxaa kamid ah:
1. Magafe( tuta absoluta)
2. Malabiso( mealybug)
3. Dambaseeye ( powdery mildew)
4. Injir basaleed ( onion thripes).
Sidoo kale waxaanu bulshada ugu bishaaraynaynaa in taladu mar waliba tahay bilaash.
Qaybta WhatsAppka ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa.
0907565831
0907606074.

06/10/2024

Maalin wanaagsan dhamaantiinba saaxiibayaal, waxaan dhammaan beeralayda soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa in shirkadu bilowday keenida dhammaan sumaha, nafaqooyinka iyo abuurka ( chemicals , nutrients and seeds ) beeraha kuwaas oo leh tayo lahubo , sidoo kale waxaa lagu barayaa qaabka loo isticmaalo sida :
1. Xaddiga geedka lagu buufinayo
2. Inta beri ee u dhaxaysa labada buufis
3. Sida la iskugu daro sumaha iyo nafaqooyinka
Sidoo kale waxaanu ku bari doonaa wax walba oo la xidhiidha hab beerashada wanaagsan si bilaash ah.
Shirkadu waxay ku guulaysatay inay xaliso dhamaan cudurada iyo cayayaanada naafeeyay wax soosaarka beeraha anagoo mid waliba u isticmaalnay maadooyin kala duwan kadibna waxaanu helnay natiijo wanaagsan cudurada iyo cayayaanada aanu xalinay waxaa kamid ah:
1. Magafe
2. Malabisada
3. Dambaseeye
4. Kojiye
5. Diirta daloolisada
Sidoo kale waxaanu xalinay caqabado badan oo ay kamid yihiin:
* dabo madoobeeyaha qaraha iyo yaanyada oo ay sababaan cilado xaga nafaqada ah
* miro dilaaca qaraha
* miraha qaraha oo xajmi ahaan yaraada.

Fg. Sumaha iyo nafaqooyinka shirkadu wey kuu dalbaysaa waxaadna ku helaysa muddo 5 cisho ah ugu badnaan.

25/04/2024

Ma jirtaa caqabad kaa haysata beertaada, amaba horay kuu qabsatay oo aad xal u weyday cosob waxay diyaar kuula tahay la talin miro dhal ah.
Wixii su'aal ah ama cuduro iyo cayayaano beertaada saameyn baaxas leh ku yeeshay nala soo wadaag si aad u heshid xal waara.

Alle mahadii Shirkadda cosob waxay ku guulaysatay tijaabo in muddo ah socotay taasoo ku saabsanayd la dagaalanka cudurad...
16/03/2024

Alle mahadii Shirkadda cosob waxay ku guulaysatay tijaabo in muddo ah socotay taasoo ku saabsanayd la dagaalanka cudurada iyo cayayaanka beeraha.
Shirkadu waxay si 100% ah ugu guulaysatay daawaynta cayayaanka curyaamiyay wax soosaarka yaanyada beeraha puntland kaasoo looyaqaan MAGAFE( Tuta absoluta) , sidoo kale waxaanu ku guulaysanay daawaynta dambaseeyaha ( powdery mildew) sidoo kale malabisada iyo kuwo kaloo badan.
Shirkadu waxay kaa caawinaysaa xalinta dhib walba oo beerta kaa haysata.
Wixii faah-faahin ah
Garowe :0907606074
Galkacyo: 7565831
Bosaso: 7481816

Asc qare iyo batiiq iib ah qiimuhuna aad u jaban yahay .Goobta :GaroweCall: 0907606074
17/10/2022

Asc qare iyo batiiq iib ah qiimuhuna aad u jaban yahay .
Goobta :Garowe
Call: 0907606074

26/07/2022

Organic compost! Dahabka madow.

Muwaadin intaad beegan lahyd beero! Adiga oo ka Faa'idaysanaya meelaha bannaan ee gurigaaga .
13/12/2021

Muwaadin intaad beegan lahyd beero! Adiga oo ka Faa'idaysanaya meelaha bannaan ee gurigaaga .

Qare/xabxab IIB AHGoobta: boosasoTell:0905174774/call now
21/11/2021

Qare/xabxab IIB AH
Goobta: boosaso

Tell:0905174774/call now

Capsicum red queen oo ah nooc aad u  wanaagsan oo kamid ah barbaroonida iyo dwarf papaya(papaya gaagaaban) ayaa kugu diy...
10/08/2021

Capsicum red queen oo ah nooc aad u wanaagsan oo kamid ah barbaroonida iyo dwarf papaya(papaya gaagaaban) ayaa kugu diyaar ah xarumaha shirkada cosob ee ka dalbo.

Bosaso =7481816
Garowe 7606074
Gaalkcyo =7565831

Barbarooni bursa tohum Waa variety aad ugu wanaagsan cimiladeena sidoo kalena waqti dheer kuu  dhalay ,Waxa uuna kugu so...
02/08/2021

Barbarooni bursa tohum
Waa variety aad ugu wanaagsan cimiladeena sidoo kalena waqti dheer kuu dhalay ,Waxa uuna kugu soo go'ayaa 90_100 maalood (3 bilood)
Geedkiisu waxa uu noqonayaa geed adag oo xoog leh .Halkii hectare waxaad ka helaysaa cel-celis ahaan 20 tons.
Ka dalbo shirkada cosob .
Bosaso = 0907481816
Garowe = 0907606074
Galkacyo = 0907565831

Batiiq  bursa tohum Waa variety aad ugu wanaagsan cimiladeena sidoo kalena aad u  macaan badan ,Waxa uuna kugu soo go'ay...
26/07/2021

Batiiq bursa tohum
Waa variety aad ugu wanaagsan cimiladeena sidoo kalena aad u macaan badan ,Waxa uuna kugu soo go'ayaa 90_100 maalood (3 bilood)
Geedkiisu waxa uu noqonayaa geed adag oo xoog leh waxa uuna sameystaa Laamo badan , laan kastana waxa ay samaysanaysa caleemo badan.
Noocaani wuxuu aad ugu haboon yahay dhoofinta waxa uuna kayd Sami karaa waqti badan .
Halkii hectare waxaad ka helaysaa cel-celis ahaan 30 tons.
Ka dalbo shirkada cosob .
Bosaso = 0907481816
Garowe = 0907606074
Galkacyo = 0907565831

Talo iyo tayo.

Soodhawoow muwaadin .Shirkada cosob waxay idinku bishaaraynaysaa inay idin keentay seeds tayadoodu aad u  sarayso sida b...
21/07/2021

Soodhawoow muwaadin .
Shirkada cosob waxay idinku bishaaraynaysaa inay idin keentay seeds tayadoodu aad u sarayso sida barbarooni, batiiq , basbaas Basal, koosto iyo waliba daawooyinkii ee cayayaanka iyo cudurada (FG )daawooyinka qofka lama siiyo ilaa aanu ogaano cudurka iyo wuxu yahay kadib ayaanu kuu qoraynaa daawada rasmiga ah ee cudurkaas loogu talo galay.
Wixii xog ah Nagala soo xidhiidh
Garowe : 0907606074
Galkacyo: 0907565831
Bosaso: 0907481816
Email: [email protected]

Talo iyo tayo.

Address

Puntland
Garowe

Telephone

+252907606074

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cosob Agribusiness and consultancy. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cosob Agribusiness and consultancy.:

Share