Elmi Hub Training and Consultancy

Elmi Hub Training and Consultancy Online and Physical Professional Training and Consultancy agency

Ramadan Mubarak
22/03/2023

Ramadan Mubarak

31/12/2022

Dhammaan cid-kasta oo danaynaysa inay barato ama kor u qaaddo aqoon-teedda Cilmi baaristaElmi Hub Training and Consultan...
07/09/2022

Dhammaan cid-kasta oo danaynaysa inay barato ama kor u qaaddo aqoon-teedda Cilmi baarista
Elmi Hub Training and Consultancy waxa ay idin ku bishaarayneesa inay bilaabayso Koorso cusub oo ah Research Methodology oo lagu dhiganayo qaab fogaan arag ah ONLINE - ZOOM
Haddaba koorsadaan waxay bilamanaysa 10/9/2022 KWaxa ayna socon doontaa mudo 1 bil ah
Si aad uga mid noqotid ka faai'daystayaasha, Fadlan iska soo diwan gali-link hoose
https://forms.gle/YhQNaCiNkuSmWdnD9
Kuusoo biir Whatsapp ka
https://chat.whatsapp.com/HtuIpWwXWeB7fHozzXORde
Lawadaag Asxaabtaada si ay kuula faaiidaystaan.

01/09/2022

Waxaa socda  isdiwanagalinta ardayda cusub Fadlan isdiwaan gali , intaan fasalka kaa buuxsamin maadaama arday kooban la ...
27/08/2022

Waxaa socda isdiwanagalinta ardayda cusub
Fadlan isdiwaan gali , intaan fasalka kaa buuxsamin maadaama arday kooban la qaadanayo

Casharka waxa uu bilaabmi doona 01 September 2022. asago socon doona mudo hal bil ah shahaadana lagu qaadan doono.

Sido kale waxa uu ku bixi doona qaab online ah

kusoo biir whatsap group ka
https://chat.whatsapp.com/HtuIpWwXWeB7fHozzXORde

Seminar ka qiimaha badan ee *"Cryptocurrency and blockchain: An introduction to digital currencies".*Waxuu bixi doona  c...
26/08/2022

Seminar ka qiimaha badan ee *"Cryptocurrency and blockchain: An introduction to digital currencies".*

Waxuu bixi doona caawa si live ah wax uunna ku bixi doona qaabka Fogaan Araga *(Online - Zoom).*

*KASOO QAYB GALKA WAA BILAASH.*

*YAAN LA MOOGAAN*

Elmi hub training and Consultancy waxay qabaneysaa Seminar ku saabsan  "Cryptocurrency and blockchain: An introduction t...
25/08/2022

Elmi hub training and Consultancy waxay qabaneysaa Seminar ku saabsan "Cryptocurrency and blockchain: An introduction to digital currencies".

Matahay qof la socda hormarka aduunka ku talaabsaday iyo isbadalada ku dhacay lacagaha dunida. sido kale mala socota lacahaga aduunka inay isku badaleen lacago dhijitaal ah.

Mase ogtahay lacagaha dhijitaalka ah inay aduunka saamayn ku leeyiihin sido kalana ay awoodaan inay burburiyaan dhaqaalaha bangiyada dhexe?

Hadii aad danayneeso inaad wax un ka ogaato ama ka barato dhaqalaha aduunka dhinaca uu u jiheesanayo iyo lacagaha Digital Currency loo yaqaano. hadaba ha moogaan seminar kan oo bari bixi doona.

Aqoonyahan Ali Farah Isse oo ku takhasusay cilmiga dhaqalaha ayaa inoso jeedin doona fadlan halaga faaiidaysto

Waxa uu ku baxayaa qaabka Fogaan Araga (Online - Zoom).

KASOO QAYB GALKA WAA BILAASH.

Bari oo Jimcaha ah Bacdal Cishe.
Taariikh: 26ka August, 2022 Saacadda: 08:00pm

Kusoo biir Whatapp groupkan lana wadaag asxaabtaada👇
https://chat.whatsapp.com/HtuIpWwXWeB7fHozzXORde

Copy dhaho Linkigan si aad hadhow uga soo gasho seminarka👇
https://us06web.zoom.us/j/88049086092?pwd=eGo3YXpuU0Y0MUlpSnhVVnlaOVBkQT09

Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomkan👇
https://forms.gle/S3neNgJqxDNRKLJ39

Like Share & Comment ,Kuna soo biir Facebook Page keena
https://www.facebook.com/Elmihub

La wadaag oo gaarsii Asxaabtaada si ay uga faaiidaystaan.

Elmi hub training and Consultancy waxay qabaneysaa Seminar ku saabsan  "Cryptocurrency and blockchain: An introduction t...
22/08/2022

Elmi hub training and Consultancy waxay qabaneysaa Seminar ku saabsan "Cryptocurrency and blockchain: An introduction to digital currencies".

Waxa uu ku baxayaa qaabka Fogaan Araga (Online - Zoom).

KASOO QAYB GALKA WAA BILAASH.

Maalinta Jimcaha ah Bacdal Cishe.

21/08/2022

Elmi hub training and Consultancy waxay qabaneysaa Seminar ku saabsan "Cryptocurrency and blockchain: An introduction to digital currencies".

Waxa uu ku baxayaa qaabka Fogaan Araga (Online - Zoom).

KASOO QAYB GALKA WAA BILAASH.

Maalinta Jimcaha ah Bacdal Cishe.
Taariikh: 26ka August, 2022 Saacadda: 08:00pm

Kusoo biir Whatapp groupkan lana wadaag asxaabtaada👇
https://chat.whatsapp.com/HtuIpWwXWeB7fHozzXORde

Copy dhaho Linkigan si aad hadhow uga soo gasho seminarka👇
https://us06web.zoom.us/j/88049086092?pwd=eGo3YXpuU0Y0MUlpSnhVVnlaOVBkQT09

Hadii aad daneeneyso Buuxi Foomkan👇
https://forms.gle/S3neNgJqxDNRKLJ39

Like Share & Comment ,Kuna soo biir Facebook Page keena
https://www.facebook.com/Elmihub

La wadaag oo gaarsii Asxaabtaada si ay uga faaiidaystaan.

Address

Main Road, Inji
Garowe
NG

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elmi Hub Training and Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share