Yacqub warsame

Yacqub warsame kani waa page-kayga saxda ah, kuso dhowoow gacmo furan

24/09/2024

😂😂

10/10/2023

DEG DEG: Duqeyn culus ayaa hadda ka socota xeebaha marinta Qaza, halkaa oo ay sheegeen ciidanka badda Israa’iil inay madaafiic ku garaacayaan.

Duqeyntan ayaa imaanaysa xilli waqooyiga Qaza , ay saameyn weyn ka dhalatay duqeynta diyaaradaha Israa’iil, kooxaha samata bixintana ay ku dadaallayaan dadka ku hoos jira dhismayaasha dumay inay ka soo saaray, wallow ay muujiyeen caqabado inaysan heysan wax u suuragalinaya dhagaxanta inay ku qaadaan.

10/10/2023

DEG DEG: Shirkadda diyaaradaha ee American Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Israa’iil.

UPDATE: Xisbullah oo soo bandhigtay muuqaalka mid ka mid ah tangiyada casriga ah ee Israa’iil oo ay maanta ku burburiyee...
10/10/2023

UPDATE: Xisbullah oo soo bandhigtay muuqaalka mid ka mid ah tangiyada casriga ah ee Israa’iil oo ay maanta ku burburiyeen gaantaal kuwa la hago ah.

10/10/2023

DEG DEG: Maamulka Qaza; “ Shacab tiro badan ayaa wali ku hoos jira guryihii ay burburiyeen duqeymaha diyaaradaha Israa’iil — Ma heysano mashiino culus oo ku filan si aan uga soo saarno Dadka ku hoos jira dhismayaasha dumay, taaso dhimashada badinaysa.”

Share.

Address

Garowe

Telephone

+252906053535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yacqub warsame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yacqub warsame:

Share