Whosnap Academy

Whosnap Academy Kaydiye is a software company that creates solutions for education and healthcare.

Kaydiye’s products include school, pharmacy, and hospital management systems that help clients run their businesses better. Kaydiye also offers custom software development, consulting, and training services.

Waxaan dib u habayn ku samaynay website ka  Whosnap Academy sidol kale Ardaydu waxay ka cabanayeen isbuucyadii la soo dh...
14/08/2024

Waxaan dib u habayn ku samaynay website ka Whosnap Academy
sidol kale Ardaydu waxay ka cabanayeen isbuucyadii la soo dhaafay culays badan sababo la xiriira ardayda oo Aad u batay awgeed .
marka ka faa'iidaysi wacan update ka cusub oo aan ku xilanay dhamaan ciladihii h**e iyo dhamaan waxyaabaha cusub aan ku soo darnay .
hadii Aad ka mid tahay ardayda cusub
La xiriir teamka diiwan galinta
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

Waxaan Markii ugu horay gaarnay 2,000 oo arday oo ka qalin jibisay xirfada Ux Design 🥳🥳Sidoo kale waxaan bilaabi doonaa ...
26/07/2024

Waxaan Markii ugu horay gaarnay 2,000 oo arday oo ka qalin jibisay xirfada Ux Design 🥳🥳
Sidoo kale waxaan bilaabi doonaa Advance Ux Design oo aad u anfici doontaa dhalin yarada ka shaqaysa shirkadaha technologa iyo ardayda wax uga bilaaban yihiin Design ka

Sidoo kale waxaan update ku samayn doonaa isla xirfada ux design ardaydii h**e si free ah ayay u heli doonaan update ka cusub

ka faa'iidaysi wacan

Wixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir qeybta diwaangelinta
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

15/03/2024

Kusoo dhowaaw Video Editing 𝗖𝗢𝗨𝗥𝗦𝗘 (𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 𝗣𝗥𝗢𝗚𝗥𝗔𝗠)

Coursadan waxaa wada bixin doona aniga iyo eng ahmed
inta aad ku dhex jirto barashada xirfadan waxaad baran doontaa
- sida loo sameeyo xayaysiisyada
- sida loo sameeyo animations ka ama cartoonka xaruurta
- sida loo hagaajiyo videoyada tiktok ta

waxaa aadna ku shaqayn doontaa programyada kala ah

- Adobe after effect
- Capcut mobile
- Shotcut free
- Premiere pro
- Canva pro

Wixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir qeybta diwaangelinta
Is diiwan galintu Waa ay socotaa yaanan lagaa buuxin
https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

5 tii bilood ee ugu danbeeyay waxaa wax ka bartay Whosnap Academy arday gaaraysa ilaa 800 oo artay dhamaan waxa ay barte...
09/03/2024

5 tii bilood ee ugu danbeeyay waxaa wax ka bartay Whosnap Academy arday gaaraysa ilaa 800 oo artay dhamaan waxa ay barteen xirfada ux design
insha allah bisha ramadan waxaan hal mar bilaabi donoo xirfadahan kala ah
1: Video editing oo lagu baran doono
- sida loo sameeyo xayaysiisyada
- sida loo sameeyo animations ka ama cartoonka xaruurta
- sida loo hagaajiyo videoyada tiktok ta
2: Web Development oo lagu baran doono
- sida loo isticmaalo webflow
- sida loo isticmaalo wix.com
- sida loo isticmaalo no code tools ka
3: Graphic Design oo lagu baran doono
- logo design
- bill board design
- invitation design
- social media posters design

Sadexdan xirfad waxaa bixin doona sadex macalin oo khibrad fiican u leh xirfadaha ay barayaan adayda Ka faa'iidaysi wacan

Wixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir qeybta diwaangelinta
Is diiwan galintu Waa ay socotaa yaanan lagaa buuxin
https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

20/02/2024

kani waa abdalla waxa uu ka mid yahay ardayda ka aflaxday Whosnap Academy waxa uuna ku faraxsan yahay inuu ka mid noqday ardayda nasiib ka u yeelatay i nuu shaqo ku helo xirfadii uu baratay hadaba hadii aad rabto inaad ka faa'iidaysato xirfadan la xiriir teamka diwan galinta sidoo kale 25 bisha waxaa si toos ah u furmi doona is diiwan galinta dufcadii 5aad waxaana ugu tala galnay 100 arday ka faa’iidayso oo hadda is diiwan gali

https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

Waxen dib u bilaabi doonaa samaynta website yada iyo database yada 20 bisha February adeegan waxaa ka faa'iidaysan kara ...
11/02/2024

Waxen dib u bilaabi doonaa samaynta website yada iyo database yada 20 bisha February adeegan waxaa ka faa'iidaysan kara shirkadaha ganacsiga sida meheradaha, supermarket yada, hotelada, Pharmacyada, hospitalada iyo dhamaan ganacsiyada guud adeegyada loo qaban doono waxaa ka mid ah

Web Design
Front End Development
Web Maintenance
Web Hosting & Security
Training & Consulting

Wixii faahfaahin dheeri ah la xiriir

14/01/2024

Waxaan noo suurta gashay mid ka mid ah guulihii ugu waynaa aan sanadkan ku
haminaynah waxaan noqonay goobtii
waxbarasho ee ugu horaysay oo somali ah oo ay aqoon sato shirkada wayn ee google Taaso micnaheedu yahay ardayda wax ka
barata whosnap academy waxay qaadan doonaan shahaado calami ah oo ay bixiso google waxaana imtixaanka wada jir uga qaadi doona shaqaalaha shirkada google iyo macalin Qasim serar
Sidoo kale waxay ka shaqaysan karaan ardaydu meel kasta oo caalamka ah ka faa'iidaysi wacan
Wixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir
qeybta diwaangelinta
Is diiwan galintu Waa ay socotaa yaanan lagaa buuxin
https://wa.me/message/73HBCQDRXQGTM1

Address

Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Whosnap Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Whosnap Academy:

Share