10/08/2022
Waxaa aad iyo aad u bogaadinaynaa shirka Maalgashiga Yaryar kaas oo maqaam sare ah soo qaban qaabisay hay'adda AECF iyadoo kaashanaysa wasaarada ganacsiga Puntland, bangiyada iyo ganacsatada yaryar kaas oo ahaa dood wadaad sida xal loogu heli lahaa dhibaatada heesata ganacsatada Yaryar.
Shaqaa Sharaf Leh, keligeena waxaa inoo balan ah inan shaqeysano