24/09/2025
🌟 Horumarkaaga waa himiladeenna!
Kobciye Consultancy waxay kuu horseedaysaa:
🚀 Guul ganacsi
📊 Maareyn maaliyadeed oo hufan
🎯 Tababaro xirfadeed oo kobciya shaqaalahaaga
💡 Fikrad wanaagsan + Hagitaan sax ah = Guul joogto ah
Kobciye Consultancy waxay ku siinaysaa:
✅ La-talin istaraatiiji ah
✅ Qorsheyn mashruuc
✅ Tababaro xirfadeed
🔥 Ganacsigaagu wuxuu mudan yahay kobcin!
Kobciye Consultancy waa lammaanaha aad ku kalsoonaan karto:
🌍 Xalka ganacsi iyo hay’adeed
📚 Tababaro xirfadeed
📈 Horumar iyo guul
✨ Waxaan u joognaa inaan fikirkaaga ka dhigno mid dhab ah!