Xiriir Digital Solutions

Xiriir Digital Solutions Professional Online Solutions Agency

๐Ÿ“ฑ Ganacsigaagu u yeel Social Media Accounts Muuqda?Maanta macaamiishu waxay marka h**e kaa raadiyaan Facebook, TikTok, I...
19/06/2026

๐Ÿ“ฑ Ganacsigaagu u yeel Social Media Accounts Muuqda?

Maanta macaamiishu waxay marka h**e kaa raadiyaan Facebook, TikTok, Instagram, X (Twitter), Telegram, LinkedIn iyo Pinterest ka hor inta aysan kula soo xiriirin.

๐ŸŽฏ Waxaan kuu abuureynaa oo kuu diyaarineynaa:

โœ… Facebook Business Page
โœ… TikTok Business Account
โœ… X (Twitter) Account
โœ… Instagram Business Profile
โœ… Telegram Channel & Group
โœ… LinkedIn Company Page
โœ… Pinterest Business Account
โœ… Branding iyo Profile Setup
โœ… Profile & Cover Design
โœ…Iyo shaqo kaloo badan

Ka dhig ganacsigaaga mid muuqda, lagu kalsoonaan karo, isla markaana soo jiita macaamiil cusub.

๐Ÿ“ž Dalbo maanta
๐Ÿ“ฑ +252 906 884040
๐Ÿ“ Garowe, Somalia

Xiriir Digital Solutions
"Digital Services Made Simple"

๐Ÿ’ผ Business Card-kaagu waa aqoonsiga ugu horreeya ee ganacsigaaga.Macaamiishu waxay ku xasuusanayaan sida aad isu soo ban...
18/06/2026

๐Ÿ’ผ Business Card-kaagu waa aqoonsiga ugu horreeya ee ganacsigaaga.

Macaamiishu waxay ku xasuusanayaan sida aad isu soo bandhigto. Business Card si xirfad leh loo naqshadeeyey wuxuu kordhiyaa kalsoonida, sumcadda, iyo muuqaalka ganacsigaaga.

๐ŸŽจ Waxaan kuu naqshadeynaynaa Business Card casri ah oo:
โœ… Soo jiita indhaha macaamiisha
โœ… Ka tarjumaya aqoonsiga ganacsigaaga
โœ… Leh naqshad gaar kuu ah
โœ… Diyaar u ah daabacaad tayo sare leh

๐Ÿ“ž Dalbo hadda oo ka dhig ganacsigaaga mid muuqda.

Xiriir Digital Solutions
๐Ÿ“ฑ 906 884 040
๐Ÿ“ Garowe, Somalia

"Digital Services Made Simple"

๐ŸŽจ PROFESSIONAL GRAPHIC DESIGN CV SAMPLEMa u baahan tahay CV casri ah oo soo jiita indhaha shaqaaleeyayaasha ?Waxaan kuu ...
18/06/2026

๐ŸŽจ PROFESSIONAL GRAPHIC DESIGN CV SAMPLE

Ma u baahan tahay CV casri ah oo soo jiita indhaha shaqaaleeyayaasha ?

Waxaan kuu diyaarinayaa CV-yo Professional ah oo leh:
โœ… Naqshad casri ah (Modern Design)
โœ… Midab iyo Brand Identity isku dheelitiran
โœ… ATS-Friendly CV
โœ… Portfolio Style CV
โœ… Hal-bog ama dhowr bog
โœ… Ku habboon Graphic Designers, Office Staff, NGOs, Businesses iyo Freelancers

CV-gaagu waa aragtida ugu horreysa ee lagaa helo. Ka dhig mid ka duwan kuwa kale.

๐Ÿ“ž 252-906-884040
๐Ÿ“ Garowe, Somalia

Xiriir Digital Solutions
"Digital Services Made Simple"

Xiriir Digital Solutions ๐ŸŒ™ Sanadka Cusub ee Hijri 1448  ๐ŸŒ™XIRIIR Digital Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiib...
16/06/2026

Xiriir Digital Solutions

๐ŸŒ™ Sanadka Cusub ee Hijri 1448 ๐ŸŒ™

XIRIIR Digital Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibbadeeda iyo bulshada Soomaaliyeed u rajaynaysaa sanad cusub oo kheyr, barako, horumar iyo guulo badan leh.

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู‡ ุนุงู…ุงู‹ ู…ู„ูŠุฆุงู‹ ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ุจุฑูƒุฉ ูˆุงู„ุชูˆููŠู‚ุŒ ูˆุญู‚ู‚ ู„ู†ุง ููŠู‡ ู…ุง ู†ุชู…ู†ู‰.

Ilaahay ha inaga dhigo sanadkan 1448 mid aan ku gaarno himilooyinkeena, ku xoojino iimaankeena, kuna helno nabad iyo barwaaqo. Aamiin. ๐Ÿคฒ

Ma doonaysaa in ganacsigaagu si xirfad leh uga muuqdo baraha bulshada?Waxaan kuu furaynaa, kuu maamulaynaa, kuuna kobcin...
01/06/2026

Ma doonaysaa in ganacsigaagu si xirfad leh uga muuqdo baraha bulshada?

Waxaan kuu furaynaa, kuu maamulaynaa, kuuna kobcinaynaa akoonnadaada Social Media ha. Waxaan kaa caawinaynaa inaad hesho macaamiil cusub, kor u qaaddo sumcadda ganacsigaaga, isla markaana gaarsiiso brand-kaaga meel fog.

๐Ÿ“ Garoowe
๐Ÿ“ž WhatsApp: +252 906 884040

Xiriir Digital Solutions
Digital Services Made Simple

Certificates professional ah oo leh design casri ah ๐ŸŽ–๏ธโœจWaxaan kuu diyaarinaa certificates tayo sare leh oo ku habboon: ๐ŸŽ“...
27/05/2026

Certificates professional ah oo leh design casri ah ๐ŸŽ–๏ธโœจ

Waxaan kuu diyaarinaa certificates tayo sare leh oo ku habboon:
๐ŸŽ“ Academic
๐Ÿ† Awards
๐Ÿ’ผ Corporate
๐Ÿ“š Training Programs
โœ”๏ธ Print Ready
โœ”๏ธ Custom Design
โœ”๏ธ Brand Matching

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta si aan kuu naqshadeyno certificate muuqaal qurux badan leh.

Business card design casri ah oo si professional ah loo diyaariyey  inaad horay ka daabacan kartoโœจPrint ready files ๐ŸŽจ๐Ÿ–จ๏ธ ...
27/05/2026

Business card design casri ah oo si professional ah loo diyaariyey inaad horay ka daabacan kartoโœจ
Print ready files ๐ŸŽจ๐Ÿ–จ๏ธ

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™Xiriir Digital Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibbadeeda iyo ummadda Soomaaliye...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

Xiriir Digital Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda, saaxiibbadeeda iyo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadeenna,
Sidoo kale, munaasabadda ciidda awgeed waxaan bixineynaa qiimo dhimis gaaraysa 10% adeegyadeenna maalmaha ciidda, hadaba ka faaiidaysi wacan.

Ciid wanaagsan iyo farxad joogto ah! ๐ŸŽ‰Xiriir Digital Solutions

๐ŸŽจ Logo-daadu waa aqoonsiga brand-kaaga!Waxaan kuu samayneena logo casri ah, professional ah, isla markaana ka turjumaya ...
24/05/2026

๐ŸŽจ Logo-daadu waa aqoonsiga brand-kaaga!
Waxaan kuu samayneena logo casri ah, professional ah, isla markaana ka turjumaya ganacsigaaga si uu suuqa uga dhex muuqdo. ๐Ÿš€

๐Ÿ“Œ Minimal โ€ข Modern โ€ข Unique โ€ข Brand Identity

Ku soo dhawoow Xiriir Digital Solutions โ€” halka fikraddaada loogu badalo muuqaal professional ah.

๐Ÿ’ผ Digital Services Made Simple.










๐Ÿš€ Ku soo dhawoow Xiriir Digital SolutionsWaxaan bixinaa adeegyo digital ah oo casri ah, degdeg ah, isla markaana profess...
24/05/2026

๐Ÿš€ Ku soo dhawoow Xiriir Digital Solutions
Waxaan bixinaa adeegyo digital ah oo casri ah, degdeg ah, isla markaana professional ah โ€” laga bilaabo Data Entry ilaa CV Writing, Translation, iyo Document Formatting.

๐Ÿ’ผ โ€œDigital Services Made Simple.โ€









Address

Puntland
Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriir Digital Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share