Suuqa Halbeeg

Suuqa  Halbeeg Suuqa halbeeg ku iib gee alaabtada oo ka adeego adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo .

Suuqa halbeeg waxaad ka helaysaa Adeegkasta iyo alaabkasto aad u baahatid , sido kale waxaad ku iib gayn kartaa alaabtada nooc kasto ay tahay .

ADEEG  CUSUB
10/12/2025

ADEEG CUSUB

New Items (Alaab cusub)
22/09/2025

New Items (Alaab cusub)

Deg Deg : Suuqa halbeeg wuxuu ku hayaa Sim-Card Golis ah oo Jaanis ah:   0907766506Yaan lagaga hurumarin Qiimuhu waa $25...
07/02/2025

Deg Deg :
Suuqa halbeeg wuxuu ku hayaa Sim-Card Golis ah oo Jaanis ah:
0907766506
Yaan lagaga hurumarin
Qiimuhu waa $250 .

Muqdisho : Deganka  WrdhigleyTV Nakuro smarti 55 inchi Qiimaha 230$Waxa la isticmalay Mudo Yar wacWhatisapp 61 5958512
02/07/2024

Muqdisho : Deganka Wrdhigley
TV Nakuro smarti 55 inchi Qiimaha 230$
Waxa la isticmalay Mudo Yar wac
Whatisapp 61 5958512

GAROOWE E-weydii Online Market 1: QOL GUDAHA AH AAGA TEETREE $75 2. QOL GUDAHA AH AAGA XAAJI ALI $70 3. QOL GUDAHA AH AA...
02/07/2024

GAROOWE E-weydii Online Market
1: QOL GUDAHA AH AAGA TEETREE $75
2. QOL GUDAHA AH AAGA XAAJI ALI $70
3. QOL GUDAHA AH AAGA GARONKA JIIF $75
6. QOL GUDAHA AH AAGA MASJID CARAFA $60
5. LABO QOL OO GURI KA BANAN QOL IRID BANAN AH IYO MID GUDAHA AH AAGA MASJID CARAFA $120

0905199860/0905452800/0907345950

GAROOWE Suuqa Halbeeg GURI KIRO AH KA KOOBAN AFAR QOL LABO SUULI IYO JIKO XAAFADA:HODAN AAGA: HOTEL CURUBO QIIMAHA $180 ...
02/07/2024

GAROOWE Suuqa Halbeeg
GURI KIRO AH KA KOOBAN
AFAR QOL LABO SUULI IYO JIKO
XAAFADA:HODAN
AAGA: HOTEL CURUBO
QIIMAHA $180

0905199860/0905452800

GURI WAYN OO KIRO AH✅️Qolalka: 5 qol saddex sare iyo 2 hoose✅️ City: Aaga kulmiye Hotel Garowe ✅️ Qiimaha: $600906 671 5...
02/07/2024

GURI WAYN OO KIRO AH
✅️Qolalka: 5 qol saddex sare iyo 2 hoose
✅️ City: Aaga kulmiye Hotel Garowe
✅️ Qiimaha: $600

906 671 512

💢  # KIRO AH💢KIREYSO GURI LAHUBO3 Qol 2 Suuli +Jiko Dabaq2 Qolkamida Waa Master Room Bakon Leh Waa VIP AH⏹📌Dagmada     g...
29/06/2024

💢 # KIRO AH💢KIREYSO GURI LAHUBO

3 Qol 2 Suuli +Jiko Dabaq2 Qolkamida Waa Master Room Bakon Leh Waa VIP AH⏹

📌Dagmada guriga ♦____Wardhiigleey
📌 Eeriyada guriga ♦____Geedjeceel
📌 Nuuca Guriga ♦️____Dabaq
Qiimaha Guriga ♦️️____270$
💸 Deposit Lacag ♦️____100$
💸 Hormaris guriga ♦️____1bil
Data 29/06/2024 ____Sabti

by Qoorcade Tel 0615036033 /0618388188📲

Whatasapp https://wa.me/+252618388188

Gaalkacyo Computer  laptop  iib ah Ram= 4GBStorage= 80GBWana HP chrome book Price= 135$goobta galkacyo kala xiriir +252 ...
17/03/2024

Gaalkacyo Computer laptop iib ah
Ram= 4GB
Storage= 80GB
Wana HP chrome book
Price= 135$
goobta galkacyo
kala xiriir +252 907 554 504 .

Ku xirnow/xidhow Suuqa Halbeeg oo hel xogaha ganacsiga gudaha dalka iyo dibadaba , Ku iibgee alaabtaada oo ka adeego .

Kala so xiriir/xidhiidh https://wa.me/252907552046

Garowe: gaari Riyaale ah oo  iib ah ✅️ Magaalada: Garowe✅️ Motor: yare✅️ Qiimaha: what's app 📞✅️ wac: 0906 671 512
12/03/2024

Garowe: gaari Riyaale ah oo iib ah

✅️ Magaalada: Garowe
✅️ Motor: yare
✅️ Qiimaha: what's app 📞
✅️ wac: 0906 671 512

Address

Garowe

Telephone

+252907552046

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuqa Halbeeg posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suuqa Halbeeg:

Share