27/07/2026
GALKACYO WAXAY HAYSAA WADDADII GARBAHAAREY......
GOBOLKA MUDUGNA WAA GOBOLKA GEDO...
Gobollada Gedo iyo Mudug waxay iskaga egyihiin dhowr arrimood
1:Gedo waxaa muddooyin kala duwan ka dhacay dagaallo iyo loollan siyaasadeed, taas oo saameysay kaabayaasha, waxbarashada iyo maalgashiga.
2:Mudug sidoo kale wuxuu la kulmay colaado qabaa'il, kuwo siyaasadeed iyo amni darro la xiriirta kooxaha hubaysan, taas oo dib u dhigtay horumarro qaar.
3:Labada Gobolba waxay leeyihin xuduud-ganacsiyeed wadamada dariska ah
4:labaduba waxay ka hooseeyaan xaga hormarka Gobolada kale ee Jubbaland iyo Puntland
5:Gedo waa gobol siyaasaded marka karsta caqabad ku ah doorashooyinka Waran
6:Mudugna wadadi bay ku Socotaaa hadii colaad ka qaraxdo