13/07/2019
Skyline consultancy facilitated a one day advisory committee meeting on ASPIRE Project, funded by EU and Implemented by VNG International held in Garowe.
The meeting was mainly focused on management skills and sharing experiences among local governments representatives in different aspects like revenue, expenditure, office management and provision of best delivery services and basic needs to all citizens.
Skyline Consultancy waxay fududaysay kulan hal maalin ah oo loo qabtay guddiga latalinta ee mashruuca ASPIRE, oo ay maalgelisay Midowga Yurub oo ayna hirgaliyayso VNG International kaas oo ka dhacay Garoowe.
Kulanka waxaa badi diiradda lagu saaraayay xirfadaha maaraynta iyo wadaagida waaya-aragnimada wakiillada dawladaha hoose ee dhinacyada kala duwan sida dakhliga, kharashka, maamulka xafiiska iyo bixinta adeegyada ugu wacan iyo ka jawaabida baahiyaha asaasiga ah ee Shacabka reer Puntland qabaan.
-Skyline Consultancy and Capacity Development.