18/08/2025
Maantay Waxaan Soo Gaba Gabaynay Mashruuca Maamuus Kaas Oo Ah Mashruuc Balaaran Oo Shirkada Al-Jabiri Groups Ay Dhistay Mashruucan Oo Socday Sadex Sano Maantay Ayaa Xariga laga Jaray.
Waxaa Mahad Iska Leh Ilaahay Bisha December 2025 Ayaa Xariga Laga Jarayaa Dhismayaashan Cusub Ee Ah Guryo Degaan.