TAYIN

TAYIN kusoo dhawaw Hayaan Academy page

30/03/2025

KUWADA CIIDDA CAFIMAADSAN.

Codadkii tolmonnaa Mohamed yuusuf iyo xaliimo khaliif.
Ciid mubaarak dhamaan ummadaha islaamka ahow.

Cawa bari iyo caafimaad
20/09/2024

Cawa bari iyo caafimaad

GARAN  waa goob nasiinada ku wanaagsan waa goob cimilo haboon nimcawalba nusqaanteeda ayey wadataaye waa tuulo yar oo aa...
18/09/2024

GARAN waa goob nasiinada ku wanaagsan waa goob cimilo haboon nimcawalba nusqaanteeda ayey wadataaye waa tuulo yar oo aad qabow bustigaga iyo jakadada waa inaad had iyo gooraale ku ag yalaan waxayna hoostagta DEG.XAFUUN

09/09/2024

MA XASUUSATAA GABAR AMASE WIIL AAD YARAANTIINII ISLA SOO BARBAARTEEN OO AAD JECLAYD❤️😅

  DEG.XAFUUNMAANTA WAA HAWL GAB.Dhismahan inoo muuqda waa warshadii kaydka kaluunka.Maantana waa meel biraha iyo matoora...
30/08/2024

DEG.XAFUUN

MAANTA WAA HAWL GAB.
Dhismahan inoo muuqda waa warshadii kaydka kaluunka.
Maantana waa meel biraha iyo matoorada saxiimadaha lagu sameeyo ama lagu dayac tiro.

AllA KARIIM.

  DAARTA BEENYADA OO IMINKA HAWL GAB AH.Dhismahan qadiimka ah waa daartii BEENYADA magalada iskushuban.Maanta waa KAANTA...
30/08/2024



DAARTA BEENYADA OO IMINKA HAWL GAB AH.
Dhismahan qadiimka ah waa daartii BEENYADA magalada iskushuban.

Maanta waa KAANTAROOLKA magaalada waana halka ay ku qayilaan waardiyaha KAANTAROOLKA.

Allaylehi.!

28/08/2024

Video hordhac ah iyo degmada KALA BAYR

Adamuhu sidiisubaSaw laba gacmood maleh?Saw laba lugood maleh?Saw laba indhood maleh?Saw laba dhagood maleh?Sanku kaba d...
26/08/2024

Adamuhu sidiisuba
Saw laba gacmood maleh?
Saw laba lugood maleh?
Saw laba indhood maleh?
Saw laba dhagood maleh?
Sanku kaba dalool maleh?
Muu sidaa ahaadoo
Qalbiguna bal qayb samo.!

24/08/2024

Waxaan halkan habalyo mug wayn igu dirayaaa walalkay+saaxiib Jaamac Mahamud Dhoonge iyo marwadiisa Asma ali nuur.
Alla hadinka yeelo qayskii dhisma ee dhaqma.

Address

Garowe
HAYAAN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYIN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share